{"id":30089,"date":"2016-09-15T20:29:15","date_gmt":"2016-09-15T17:29:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30089"},"modified":"2016-09-16T01:18:18","modified_gmt":"2016-09-15T22:18:18","slug":"ciidanka-itoobiya-ee-sheega-in-ay-amisom-kamidyihiin-oo-ka-baxey-deegaanka-muqokori","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ciidanka-itoobiya-ee-sheega-in-ay-amisom-kamidyihiin-oo-ka-baxey-deegaanka-muqokori\/","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya ee sheega in ay Amisom kamidyihiin oo ka baxey deegaanka Muqokori."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaa isaga bexeen ciidammada dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shacabka ku sugan Deegaanka Moqorkori ayaa warsom u sheegay in ay arkayeen gadiidka gaashaaman ee Ciidanka Itoobiya oo kasii baxaya halkaa, una jiheystay dhinac Degmada Maxaas ee isla gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Arinta ayaa baqdin weyn ku abuurtay dadka deegaanka, inkastoo wali ay halkaa ku sugan yihiin ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa deegaanka oo lagu magacaabo [Macwisley] oo inta badan deegaannada Miyiga ah kula dirira Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Itoobiya ayaa dhowaan isaga baxay deegaanka Bud-bud ee gobolka Galgaduud oo u aheyd saldhig weyn.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii, Lama oga ujeedka ay uga baxeen, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay ay Ciidamada Itoobiya faarujiyeen deegaano ka tirsan Galgaduud iyo Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaa isaga bexeen ciidammada dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM. Shacabka ku sugan Deegaanka Moqorkori ayaa warsom u sheegay in ay arkayeen gadiidka gaashaaman ee Ciidanka Itoobiya oo kasii baxaya halkaa, una jiheystay dhinac Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30089"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30104,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30089\/revisions\/30104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}