{"id":30086,"date":"2016-09-15T20:13:52","date_gmt":"2016-09-15T17:13:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30086"},"modified":"2016-09-15T20:15:29","modified_gmt":"2016-09-15T17:15:29","slug":"sadex-dumar-soomaali-ah-laguna-tuhmey-argagixiso-oo-maxkamadi-amartey-in-la-baaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/sadex-dumar-soomaali-ah-laguna-tuhmey-argagixiso-oo-maxkamadi-amartey-in-la-baaro\/","title":{"rendered":"Sadex dumar Soomaali ah laguna tuhmey Argagixiso oo maxkamadi amartey in la baaro."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saddex dumar ah oo Soomaali ah ayaa maxkamad kutaal Mombasa oo ah caasimada labaad ee Kenya waxaa ay amartay in caafimaadkooda dhimirka iyo maqalka la baaro kadib markii caafimaadkooda laga shakiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">3daa dumarka ah oo Mombasa laga soo qabtay ayaa maxkamadu ku wareertay inay fahamto maadaama labadood maqalku ku yaryahay ama la tuhmay in ay qabaan waxa loo yaqaan dhago jig. Saddexdaa ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay gurigooda ku hayeen argagixiso, waa gabdho kale oo saddex ahaa balse ka da&#8217; yaraa saddexdaan oo boolisku Axadii lasoo dhaafay toogasho kudileen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saddexda la dilay ayaa lagu eedeeyay in saldhig boolis ay weerareen askarina ay mindi ku dhufteena halkaana ay ku dhaawaceen ka hor intii aan la dilin ayaga.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Baaritaano la sameeyay ayaa durba lagu ogaaday in saddexduba yihiin qaxooti ka yimid Soomaaliya maadaama aqoonsiyo qaxootinimo ay heystaan-waa kuwa hada gacanta booliska kujirae.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saddexda gabdhood ee haatan la hayo ama haweenka ah ayaa waxaa la kala\u00a0yiraahdaa Naciima Maxamed, Saciida Cali Xaaji\u00a0iyo Shukri Cali Xaaji\u00a0ayadoo sida magacyada ka muuqata labadood laga yaabo inay walaalo yihiin.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhan kale, maxkamad kutaal Mandheera, gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari ayaa u ogolaatay booliska falalka argagaxisada la dagaalama inay hayaan nin looga shakiyay argagaxisonimo 14 maalmood ka hor inta aanan maxkamad lasoo taagin!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkaa ayaa waxaa lagu magacaabaa Simon Karagu waxaana 11kii bishaan laga soo qabtay Soomaaliya ka hor intii aan booliska loo gacan galin!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddex dumar ah oo Soomaali ah ayaa maxkamad kutaal Mombasa oo ah caasimada labaad ee Kenya waxaa ay amartay in caafimaadkooda dhimirka iyo maqalka la baaro kadib markii caafimaadkooda laga shakiyay. 3daa dumarka ah oo Mombasa laga soo qabtay ayaa maxkamadu ku wareertay inay fahamto maadaama labadood maqalku ku yaryahay ama la tuhmay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30087,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30086\/revisions\/30087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}