{"id":30079,"date":"2016-09-15T19:36:46","date_gmt":"2016-09-15T16:36:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30079"},"modified":"2016-09-15T19:38:44","modified_gmt":"2016-09-15T16:38:44","slug":"magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/","title":{"rendered":"Magaalada Nairobi oo gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya uu shir jaraa&#8217;id ku qabteen."},"content":{"rendered":"<p>-Xalay ayaa guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya uu shir ku qabtay Nairobi gaar ahaan hoteelka Intercontinental.<\/p>\n<p>Shirkaa ayaa waxaa uu ahaa fagaare furan oo kadib markii ay kusoo bandhigeen waxqabadkooda iyo hannaanka la filaayo in doorashadu u dhacdo ayaa dadku weydiinayeen suaalo xubnaha guddiga. Cumar Maxamuud Cabdulle, Cumar Dhagey, guddoomiyaha guddiga ayaa soo bandhigay hannaanka doorashadu u dhici doonto.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu ka hadlay qeybaha kala duwan ee guddiga iyo waxa ay qaban doonaan.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu falanqeeyay jadwalka iyo wixii cabashooyin ah sida loo xallin doono, waa hadii ay dhacaan wax arinkaa kusaabsan.<\/p>\n<p>Shirkaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin badan oo caan ka ah bulshada dhexdeeda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalka iyo dibada intaba.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Xalay ayaa guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya uu shir ku qabtay Nairobi gaar ahaan hoteelka Intercontinental. Shirkaa ayaa waxaa uu ahaa fagaare furan oo kadib markii ay kusoo bandhigeen waxqabadkooda iyo hannaanka la filaayo in doorashadu u dhacdo ayaa dadku weydiinayeen suaalo xubnaha guddiga. Cumar Maxamuud Cabdulle, Cumar Dhagey, guddoomiyaha guddiga ayaa soo bandhigay hannaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30079"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30084,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30079\/revisions\/30084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}