{"id":30068,"date":"2016-09-14T22:32:47","date_gmt":"2016-09-14T19:32:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30068"},"modified":"2016-09-14T22:37:22","modified_gmt":"2016-09-14T19:37:22","slug":"garoonnka-diyaaradaha-muqdisho-oo-maanta-diyaaradaha-jaadku-kasoo-dageen-iyo-ganacsato-farabadanoo-soo-dhaweysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/garoonnka-diyaaradaha-muqdisho-oo-maanta-diyaaradaha-jaadku-kasoo-dageen-iyo-ganacsato-farabadanoo-soo-dhaweysey\/","title":{"rendered":"Garoonnka diyaaradaha muqdisho oo maanta diyaaradaha jaadku kasoo dageen iyo ganacsato farabadanoo soo dhaweysey."},"content":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa waxaa kasoo dagay maanta diyaaradihii Jaadka, kaddib markii dowladda federaalka ah ay ku dhawaaqday inay hakisay toddobaadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Diyaarado dhawr ah oo wada Jaad ayaa kasoo dagay garoonka, waxaana halakas ku sugan dadweyne badan oo isugu jira dadka jaadka cuna iyo kuwa ka ganacsada oo aad ugu faraxsan imaanshaha Jaadka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dalalka Somalia iyo Kenya, ayaa shalay kawada hadlay in dib loo furo Ganacsiga Jaadka\/Qaadka Kenya oo Dowladda Soomaaliya ay Xayiraad Saartay, inkastoo marka laga reebo Muqdisho uu jaadku ka degi jiray garoommada kale ee dalka qaarkood.<\/p>\n<p>\u201cHaa\u2026 Jaad badan ayaa soo dagay maanta, way ka duwan tahay maalmihii lasoo dhaafay oo Muqdisho ay ka jirtay Qaad la\u2019aan xooggan,\u201d ayay tiri haweeney ka mid ah kuwa ka ganacsada Jaadka oo la hadashay warsom.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Joojinta Qaadka ayaa culeys weyn ku ahayd Ganacsatada iyo Dadka Cuna, waxaana tallaabada ay dowladdu qaadday ay muujinaysaa in awood buuxda ay u leedahay inay joojiso jaadka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ka-faaiideyso-qiimo-dhimista-shirkadda-becowaa-qiimo-dhimis-aan-hore-loo-arag\/becco-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30056\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30056\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa waxaa kasoo dagay maanta diyaaradihii Jaadka, kaddib markii dowladda federaalka ah ay ku dhawaaqday inay hakisay toddobaadkii lasoo dhaafay. Diyaarado dhawr ah oo wada Jaad ayaa kasoo dagay garoonka, waxaana halakas ku sugan dadweyne badan oo isugu jira dadka jaadka cuna iyo kuwa ka ganacsada oo aad ugu faraxsan imaanshaha Jaadka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30069,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30068\/revisions\/30069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}