{"id":30066,"date":"2016-09-14T22:06:20","date_gmt":"2016-09-14T19:06:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30066"},"modified":"2016-09-14T22:12:02","modified_gmt":"2016-09-14T19:12:02","slug":"somaliland-oo-cambaareysey-war-nurtiyeedkii-kasoo-baxey-shirkii-egad-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/somaliland-oo-cambaareysey-war-nurtiyeedkii-kasoo-baxey-shirkii-egad-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Somaliland oo cambaareysey war nurtiyeedkii kasoo baxey shirkii EGAD ee muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Dalka la magac baxey Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyey war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD gaar ahaan Qodobka midnimada soomaaliya iyagoo \u00a0ku andacoodey in aaney khuseyn aysana metelin shaqsiyaad ay sheegeen in laga cugtey Xamar iyo meelo la mid ah.<\/p>\n<p>Gobolada waqooyi galbeed oo la baxey Somaliland ayaan lagu marti qaadin shirkan ay ku kulmeen dalalka IGAD Muqdisho iyagoo mudo dhawr iyo labaatan sano ah raadinayey ictiraafka dal madax banaan taas oo ay ku han weynaayeen in ay dalalka ku bahoobey IGAD ay u hiilindoonaan balse lagu hungoobey taas.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii madaxweyne Siilaanyo ayaa si caro leh warbaahinta u siiyey jawaab celin la xiriirta war murtiyeedka ay soo saareen dalalka IGAD oo maanta lagu soo gabangabeeyey muqdisho kaas oo lagu qeexey in midnimada soomaaliya ay tahey lama taabtaan ayna dal keliya tahey.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ka-faaiideyso-qiimo-dhimista-shirkadda-becowaa-qiimo-dhimis-aan-hore-loo-arag\/becco-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30056\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30056\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka la magac baxey Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyey war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD gaar ahaan Qodobka midnimada soomaaliya iyagoo \u00a0ku andacoodey in aaney khuseyn aysana metelin shaqsiyaad ay sheegeen in laga cugtey Xamar iyo meelo la mid ah. Gobolada waqooyi galbeed oo la baxey Somaliland ayaan lagu marti qaadin shirkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30067,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30066\/revisions\/30067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}