{"id":30063,"date":"2016-09-14T20:24:17","date_gmt":"2016-09-14T17:24:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30063"},"modified":"2016-09-14T20:29:21","modified_gmt":"2016-09-14T17:29:21","slug":"xasan-sheekh-oo-ku-wajahan-jawhar-ugu-danbeyntiina-ka-baaqdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ku-wajahan-jawhar-ugu-danbeyntiina-ka-baaqdey\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo ku wajahan Jawhar ugu danbeyntiina ka baaqdey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa maanta ku wajahan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu boorka uga jafo dhisaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo dhawaanahan hakad ku jiray, isla markaana ay kasoo horjeesteen duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood.<\/p>\n<p>War-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shir-madaxeedkii IGAD ayaa waxaa looga dalbaday dowladda Somalia inay sida ugu dhaqsiyo badan ku dhameystirto maamulka loo sameynayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Degmada Jowhar ayaa waxaa ka socda diyaar-garow loogu jiro sidii loo soo dhaweyn lahaa wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh iyadoo sidoo kalena la adkeeyay ammaanka guud ee Magaaladaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xubno ka socda IGAD iyo Dowladda Somalia ayaa kuammo xoojin ah la lahaa dhawaanahan odayaasha dhaqanka ee haatan ku sugan Jowhar, si u riixaan dhameystirka dhismaha maamulka labada gobol loo sameynayo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Somalia ay doonayso in sameynta maamulka labadan gobol lasoo gaba-gabeeyo horraanta bisha soo socota ee labada gobol, kaasoo muddo sannad ku dhaw kusoo dhex-jiray khilaaf siyaasadeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, lama oga qorshaha dhismaha maamulkan sida uu ku dhamaan karo iyadoo weli ay duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan intooda badan ay go\u2019aan adag ka qaateen dhismaha labada gobol.<\/p>\n<p>Warar hada nasoo gaarey ayaa sheegaya in safarkii Xasan Sheekh uu dib u dhac ku yimid lamana oga sababta keentey dib u dhacaas,waxaanan idiin balan qaadeynaahaddii alle idmo in aan idiin soo gudbino wixii warar ah ee kusoo kordha wararka caalamka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ka-faaiideyso-qiimo-dhimista-shirkadda-becowaa-qiimo-dhimis-aan-hore-loo-arag\/becco-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30056\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30056\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa maanta ku wajahan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu boorka uga jafo dhisaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo dhawaanahan hakad ku jiray, isla markaana ay kasoo horjeesteen duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood. War-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shir-madaxeedkii IGAD ayaa waxaa looga dalbaday dowladda Somalia inay sida ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30064,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30063\/revisions\/30064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}