{"id":30038,"date":"2016-09-12T21:17:51","date_gmt":"2016-09-12T18:17:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30038"},"modified":"2016-09-12T21:27:11","modified_gmt":"2016-09-12T18:27:11","slug":"mucaaradka-liibiya-oo-sheegey-in-ay-la-wareegeen-ceelal-shidaalka-laga-soo-saaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/mucaaradka-liibiya-oo-sheegey-in-ay-la-wareegeen-ceelal-shidaalka-laga-soo-saaro\/","title":{"rendered":"Mucaaradka LIIBIYA oo sheegey in ay la wareegeen  ceelal shidaalka laga soo saaro."},"content":{"rendered":"<p>Xoogaga Mucaaradka ee diidan dowladda dalkaa ee ay Taageereyso Qaramada Midoobay ee ku sugan magaalada Tripoli ee xarunta waddanka Libya waxay sheegayaan in ay qabsadeen laba dekeddood oo shidaalka laga qaado oo Bariga dalkaas ku yaalla.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Sarkaalka fallaagoobay, Khaliifa Xaf-tar ayaa u sheegay Warbaahinta inay xooggagiisa Hadda Maamulayaan labada deked ee shidaalka laga dhoofiyo ee kala ah Es-Sidra iyo Ras-Lanuf.<\/p>\n<p>Guddiga Saliidda Qaran ee Magaalada Tripoli ayaa taageeray sheegashadan, iyagoo hoosta ka xariiqay in la qabsaday labadaasi xarumood ee shidaalka caanka ku ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena, Malleeshiyo kale oo kasoo horjeeda kooxdan oo isku magacawday ilaalada agabka Saliidda oo taliyahoodu dhawaantan uu la midoobay maamulka QM ay taageereyso ee dalka Liibiya ayaa sheegay inuu weli dagaalku socdo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dalka Liibiya ayaa wuxuu ku jiray qalaase siyaasadeed iyo colaado is-daba-joog ah, kaddib markii xukunka laga tuuray dhawr sano ka hor Mucammar Al-Qadaafi oo ahaa hoggaamiyihii dalkaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Mucaaradka ee diidan dowladda dalkaa ee ay Taageereyso Qaramada Midoobay ee ku sugan magaalada Tripoli ee xarunta waddanka Libya waxay sheegayaan in ay qabsadeen laba dekeddood oo shidaalka laga qaado oo Bariga dalkaas ku yaalla. Afhayeen u hadlay Sarkaalka fallaagoobay, Khaliifa Xaf-tar ayaa u sheegay Warbaahinta inay xooggagiisa Hadda Maamulayaan labada deked ee shidaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30038\/revisions\/30039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}