{"id":30030,"date":"2016-09-12T00:38:53","date_gmt":"2016-09-11T21:38:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30030"},"modified":"2016-09-12T00:40:31","modified_gmt":"2016-09-11T21:40:31","slug":"dhul-gariir-cabirkiisu-gaariisanyahey-5-7-rigter-oo-ca-dhacey-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dhul-gariir-cabirkiisu-gaariisanyahey-5-7-rigter-oo-ca-dhacey-tanzania\/","title":{"rendered":"DHul gariir cabirkiisu  gaariisanyahey 5.7 rigter oo ca dhacey Tanzania."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Dhul gariir xaddigiisu gaarsiisan yahay 5.7 ayaa shalay ka dhacay dalka Tanzania kaasoo dilay ugu yaraan 13 qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale dhulgariirkaa ku dhaawacmay dad tiradoodu boqol sare u dhaaftay. Hayadaha dawliga ah ee dalkaa ayaa sheegay in dhul gariirku ka dhacay xadka dalkaasi la wadaago Rwanda gaar ahaan meel u dhow harada Lake Victoria.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Bukoba ee Tanzania ayaa waxaa dhaawacyo soo gaareen dhismeyaal badan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gudaha Kenya dhanka galbeed, cabsi ayaa dhalatay kadib markii guryo ay ruxmeen, kadib wax lagu tilmaamay dhulgariir kadib saamayn soo gaartay ilaa Kenya-waa saamaynta dhulgariirkaa ka dhacay Tanzania.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guryaha ayaa ruxmay deegaanada Kakamega, Bungoma, Trans-Nzoia, Vhiga iyo Siaya. Qof goob joog ahaa oo kusugan magaalada Bungoma ayaa sheegay in guri dabaq ah uu ruxmay ilaa dhowr daqiiqo!\u00a0 Wuxuu intaa ku daray qofkaasi in dadkii gurigaa kujiray ay cabsi darteed dibada u yaaceen!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka qaar ayaa sheegaya in dhulgariirku sidoo kale asiibay dalalka Rwanda iyo Uganda ayadoo bu&#8217;da dhulgariirkana lagu tilmaamay inay tahay magaalooyinka Kagera iyo Rakai oo dhaca Uganda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gudaha Kenya ayaa waxaa gariir laga dareemay walow sida kan Tanzania uusan u cusleyn Kisumu, Siaya, Homa Bay iyo Migori abbaare 3:30 galabnimo ee shalay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhulgariirka ayaa qeybaha kale ee Kenya ee laga dareemay waxaa kujira Korsirai, Mosoriot, Kabiyet, Eldoret, Kitale, galbeedka Pokot iyo Elgeyo Marakwet.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhul gariir xaddigiisu gaarsiisan yahay 5.7 ayaa shalay ka dhacay dalka Tanzania kaasoo dilay ugu yaraan 13 qof. Waxaa sidoo kale dhulgariirkaa ku dhaawacmay dad tiradoodu boqol sare u dhaaftay. Hayadaha dawliga ah ee dalkaa ayaa sheegay in dhul gariirku ka dhacay xadka dalkaasi la wadaago Rwanda gaar ahaan meel u dhow harada Lake Victoria. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30030\/revisions\/30031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}