{"id":30024,"date":"2016-09-11T22:58:54","date_gmt":"2016-09-11T19:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30024"},"modified":"2016-09-11T23:06:48","modified_gmt":"2016-09-11T20:06:48","slug":"mweynihii-hore-ee-puntland-craxmaan-faroole-oo-sheegey-in-kororsiimada-xasan-sheekh-aan-barlamaanka-la-marin-sharcina-aysan-aheyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/mweynihii-hore-ee-puntland-craxmaan-faroole-oo-sheegey-in-kororsiimada-xasan-sheekh-aan-barlamaanka-la-marin-sharcina-aysan-aheyn\/","title":{"rendered":"M\/weynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Faroole  oo sheegey in kororsiimada Xasan Sheekh aan barlamaanka la marin sharcina aysan aheyn."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii Hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo haatanna ah murashax u taagan xilka madaxnimo ee Somalia ayaa sheegay in tahay sax in madaxweyne Xasan Madaxweyne Xasan Sheekh loogu yeero madaxweynihii hore ee Somalia, maadaama uu waqtigii ka dhammaaday.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Faroole oo ku sugan Garoowe ugu baaqay Madaxweynaha Somalia inuu xilka ku wareejiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, sida uu qabo dastuurka Somalia u yaalla, inkastoo Madasha Wada-tashiga ay ugu muddo 50-maalmood ah ugu dareen madaxweyne Xasan inuu xilka sii hayo.<\/p>\n<p>\u201cAfartii sano ee Madaxweyne Xasan uu Xilka hayay waxay ku dhamaatay meel cidlo ah, Dastuurka Qodobbadiisa 91-aad iyo 95-aad wuxuu qabaa in afar sano ay ka dhamaatay, isla markaana uu xafiiska baneeyo, kuna wareejiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka,\u201d ayuu yiri Faroole.<\/p>\n<p>Sdoo kale, Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland ayaa hadalkiisa ku\u00a0 daray. \u201cAfarta sano ee Xasan Sheekh waa afar sano oo khasaaro ah, waa afar sano oo NGO ah, Waa afar sano oo boobka hantidii dowladda ah. Wixii hadda ka dambeeya waa in Xasan Sheekh loogu yeeraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, aniga iyo isagana waxaa nahay isku mid.\u201d<\/p>\n<p>Dhana kale, Faroole wuxuu soo hadal qaaday 50-maalmood ee xubnaha Madasha ay ugu dareen xilka madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, isagoo xusay in taas aan loo marin waddo sharci ah, ama aan baarlamaan la marin.<\/p>\n<p>\u201cMadasha Wada-tashiga ee ka kooban Mas\u2019uuliyiinta Sare iyo Maamulada dalka ka jira ee Xamar isugu tagay War-murtiyeed ayay soo saareen sida doorashada u dhaceyso iyo muddo kororsi loo sameeyay Nimanka Xilalka haya, illaa 30-Oktoobar ayaa madaxweynaha la gaarsiiyay, taasina ma ahan mid waddo sharci ah loo maray,\u201d ayuu yiri Faroole.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, hadalka Faroole ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo shalay uu ku ekaa xilka madaxweynaha Somalia marka la eego Afartii sannadood ee xilka loo doortay, inkatoo uu hayso konton maalmood si uu xilka u sii hayo inta laga soo dooranayo madaxweyne cusub.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii Hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo haatanna ah murashax u taagan xilka madaxnimo ee Somalia ayaa sheegay in tahay sax in madaxweyne Xasan Madaxweyne Xasan Sheekh loogu yeero madaxweynihii hore ee Somalia, maadaama uu waqtigii ka dhammaaday. C\/raxmaan Faroole oo ku sugan Garoowe ugu baaqay Madaxweynaha Somalia inuu xilka ku wareejiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3],"tags":[],"class_list":["post-30024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30024\/revisions\/30025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}