{"id":30021,"date":"2016-09-11T22:36:18","date_gmt":"2016-09-11T19:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30021"},"modified":"2016-09-11T22:37:34","modified_gmt":"2016-09-11T19:37:34","slug":"ciriiri-iyo-ciqaab-hor-leh-oo-dadka-muqdisho-galeen-taasoo-lagu-sababeeyey-adkeynta-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ciriiri-iyo-ciqaab-hor-leh-oo-dadka-muqdisho-galeen-taasoo-lagu-sababeeyey-adkeynta-ammaanka\/","title":{"rendered":"Ciriiri iyo ciqaab hor leh oo dadka Muqdisho galeen taasoo lagu sababeeyey adkeynta Ammaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shalay sheegay in ammaanka Muqdisho la adkeeyay maadaama Muqdisho lagu qabanaayo shir madaxeedka IGAD Salaasada soo socota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale Madaxweyne Xassan sheegay in nawaaxiga Muqdisho ammaankiisa la adkeeyay sidoo kale. Madaxda dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Soomaaliya, Koofurta Suudaan, Suudan iyo Uganda ayaa la filayaa inay ka qeyb qaataan shirkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkaa ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa ammaanka iyo horumarka siyaasada ee Soomaaliya iyo weliba sidoo kale doorashooyinka Soomaaliya lagu wado inay ka dhacaan dabayaaqada sanadkaan-bishaan iyo Oktoobar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa madaxdu ka shiri doonaan ammaanka iyo colaada Koofurta Suudaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Muqdisho waxay marti galin doontaa shirmadaxeedka IGAD..taasina waa waxa loo adkeeyay ammaanka caasimada waxaana ka codsanayaa dadka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xaqiiijiyo guusha shir-madaxeedka,&#8221; sidaa ayuuna madaxweynuhu u sheegay warfidiyeenka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, waxaa xiran waddooyin badan oo muhiim ah caasimada Soomaaliya ee Muqdishu. Wadooyinkaa ayaa muddo dhowr maalmood ah iminka xiran.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waddooyinka ayaa waxaa dawladu sheegtay in loo xiray sababo la xiriira adkeynta ammaanka ayadoo caasimada loo diyaarinaayo in ay qabato ama marti galiso Shir Madaxeedka IGAD maalinta Salaasada ah ee soo socota sidaan horay usoo sheegnayba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, ayaa waxaa zaxmado iyo ciriiri laga dareemayaa waddooyinka qaar ayadoo gawaarida PL-ka ah iyo dadku meel ay maraan la&#8217; yihiin waddooyinka inta furan qaarkood.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shalay sheegay in ammaanka Muqdisho la adkeeyay maadaama Muqdisho lagu qabanaayo shir madaxeedka IGAD Salaasada soo socota. Wuxuu sidoo kale Madaxweyne Xassan sheegay in nawaaxiga Muqdisho ammaankiisa la adkeeyay sidoo kale. Madaxda dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Soomaaliya, Koofurta Suudaan, Suudan iyo Uganda ayaa la filayaa inay ka qeyb qaataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30021\/revisions\/30022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}