{"id":30015,"date":"2016-09-11T21:32:10","date_gmt":"2016-09-11T18:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30015"},"modified":"2016-09-11T21:34:39","modified_gmt":"2016-09-11T18:34:39","slug":"dadka-magangelyo-doonka-ah-oo-dawladda-filand-kala-noqotey-xuquuq-ay-hore-ugu-ogolaan-jirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dadka-magangelyo-doonka-ah-oo-dawladda-filand-kala-noqotey-xuquuq-ay-hore-ugu-ogolaan-jirtey\/","title":{"rendered":"Dadka magangelyo doonka ah oo dawladda Filand kala noqotey xuquuq ay hore ugu ogolaan jirtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Finland ayaa laanteeda socdaalka (Migri) ay bilowday inay diyaariso wareysiyo cusub oo loogu tala galay ama lala yeelanayo dad horay loo aqbalay in dalkaa sidii qaxooti ahaan ay ku joogaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaa waxaa shalay galab sheegtay warbaahinta Finland. Warbaahinta ayaa sheegtay in dadka soo galootiga ah wareysiyada lagu celinaayo si loo ogaado inay waafaqayaan sharuudaha dawlada iyo in kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Matti Makarainen, oo ah madax qeybeed ka tirsan Migri ayaa sheegay in qaxootinimada qofka la kansalayo hadii la ogaado inuusan intii hore maahee mustaqbalka wixii markaa laga bilaabo uusan u baahnayn badbaadin dalkiisiina uu ku laaban karo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sabab kale ayaa ah in dadka qaxootinimada lasiiyay ay dalkoodii inta tagaan soo laabtaan taasina muujinayso in amni waxoogaa soo laabanayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arinkaan cusub ee lasoo rogay ayaa waxaa uu saamaynayaa dadka Soomaalida ah iyo Ciraaqiyiinta.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Finland ayaa laanteeda socdaalka (Migri) ay bilowday inay diyaariso wareysiyo cusub oo loogu tala galay ama lala yeelanayo dad horay loo aqbalay in dalkaa sidii qaxooti ahaan ay ku joogaan. Sidaa waxaa shalay galab sheegtay warbaahinta Finland. Warbaahinta ayaa sheegtay in dadka soo galootiga ah wareysiyada lagu celinaayo si loo ogaado inay waafaqayaan sharuudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30016,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30015\/revisions\/30016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}