{"id":30008,"date":"2016-09-10T21:48:26","date_gmt":"2016-09-10T18:48:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30008"},"modified":"2016-09-10T21:50:11","modified_gmt":"2016-09-10T18:50:11","slug":"dhamaan-waddooyinka-magaalada-muqdisho-oo-xiran-maalintii-labaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dhamaan-waddooyinka-magaalada-muqdisho-oo-xiran-maalintii-labaad\/","title":{"rendered":"DHamaan waddooyinka magaalada Muqdisho oo xiran maalintii labaad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa xiran waddooyin badan oo muhiim ah caasimada Soomaaliya ee Muqdishu. Wadooyinkaa ayaa muddo dhowr maalmood ah iminka xiran.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waddooyinka ayaa waxaa dawladu sheegtay in loo xiray sababo la xiriira adkeynta ammaanka ayadoo caasimada loo diyaarinaayo in ay qabato ama marti galiso Shir Madaxeedka Igad maalinta Salaasada ah ee soo socota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waddooyinka maadaama ay xiran yihiin waxaa kusoo hungooba dad badan iyo darawalo badan oo markii mar dambe ay arkaan in waddooyinku xiran yihiin dib u noqda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa zaxmado iyo ciriiri laga dareemayaa waddooyinka qaar ayadoo gawaarida PL-ka ah iyo dadku meel ay maraan la&#8217; yihiin waddooyinka inta furan qaarkood.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale madaxweynaha oo muddadiisii ay dhammaatay muddo kordhin 50 maalmood ah oo guddigu madashu ugu darayna laisku hayo ayaa ummada u sheegay in ammaanka la adkeynaayo shirka IGAD dartii sidaana la sameeyo caasimadaha caalamka oo dhan markii shirweyne madaxeed la qabanaayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Axsaabta mucaaradka ayaa kasoo horjeestay muddo u kordhintaa madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in doorashada madaxweynaha ay ka qabsoonto dabayaaqada sanadkaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Xassan ayaa wuxuu yahay murashax ayadoo murashaxiin kalena ay jiraan walow aanan la ogeyn in madaxweynaha dib loo soo dooran doono ama madaxweyne cusub uu talada dalka qaban doono.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xiran waddooyin badan oo muhiim ah caasimada Soomaaliya ee Muqdishu. Wadooyinkaa ayaa muddo dhowr maalmood ah iminka xiran. Waddooyinka ayaa waxaa dawladu sheegtay in loo xiray sababo la xiriira adkeynta ammaanka ayadoo caasimada loo diyaarinaayo in ay qabato ama marti galiso Shir Madaxeedka Igad maalinta Salaasada ah ee soo socota. Waddooyinka maadaama ay xiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30009,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30008\/revisions\/30009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}