{"id":3000,"date":"2011-09-10T11:25:32","date_gmt":"2011-09-10T11:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3000"},"modified":"2011-09-10T11:25:32","modified_gmt":"2011-09-10T11:25:32","slug":"amisom-oo-ka-fekereysa-balaarinta-howlgalkeeda-iyo-sii-leynta-shacabka-somaliyed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/amisom-oo-ka-fekereysa-balaarinta-howlgalkeeda-iyo-sii-leynta-shacabka-somaliyed\/","title":{"rendered":"Amisom Oo Ka Fekereysa Balaarinta Howlgalkeeda Iyo Sii Leynta Shacabka Somaliyed"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/amisom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3002\" title=\"amisom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/amisom.jpg\" alt=\"\" width=\"333\" height=\"342\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0<strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Ciidamada Amisom ayaa doonaya iney Howgalkooda Milatari ku fidiyaan meelo ka baxsan Muqdisho Islamarkaana ay haatanba Weeraro iyo duqeyn baahsan u gestaan meelaha ay ku suganyihin shacabka muslimiinta ah ee soomaaliyeed<\/p>\n<p>Ciidamada Amisom howlgalkoodii ayaa ahaa muddo 4 sannoXilli ku koobnaa ilaalinta Goobaha Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho Sida Xarunta <strong>Madaxtooyada, Dekedda<\/strong><strong> iyo<\/strong><strong> \u00a0Garoonka Diyaaradaha,<\/strong> iyo sugidda Amaanka Madaxda Sar sare ee dowladda TFG-da iyo Wafuuda Caalamig ah.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaatee haatan waxaa jira\u00a0 Qorshe Cusub oo ay ku Doonayaan iney howlgaladooda ku baahiyaan meelo ka baxsan Caasimadda, si ay ugu suurto-geliyaan in Shaqaalaha Rayidka ee Hay\u2019adaha Caalamiga ay howlahooda uga fuliyaan dalka Soomaaliya oo dhan Hadeysan Isku Balaari ciidamada amisom Dhamaan magaalada muqdiso ayaa waxaa suura gal noqonaya In ay Wufuud damboka soo dagin garoonka diyaaradaha Taasi oo sababsa Amaankoodii oo halis gala.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ciidamada Amisom ayaa doonaya iney Howgalkooda Milatari ku fidiyaan meelo ka baxsan Muqdisho Islamarkaana ay haatanba Weeraro iyo duqeyn baahsan u gestaan meelaha ay ku suganyihin shacabka muslimiinta ah ee soomaaliyeed Ciidamada Amisom howlgalkoodii ayaa ahaa muddo 4 sannoXilli ku koobnaa ilaalinta Goobaha Muhiimka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3000","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3000"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3000\/revisions\/3004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}