{"id":29996,"date":"2016-09-10T19:51:36","date_gmt":"2016-09-10T16:51:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29996"},"modified":"2016-09-10T20:13:51","modified_gmt":"2016-09-10T17:13:51","slug":"xisbiyada-siyaasada-bulshada-rayidka-iyo-beesha-caalamka-ma-aqbali-doonaan-dib-u-dhigis-danbe-ee-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xisbiyada-siyaasada-bulshada-rayidka-iyo-beesha-caalamka-ma-aqbali-doonaan-dib-u-dhigis-danbe-ee-doorashada\/","title":{"rendered":"Xisbiyada siyaasada Bulshada rayidka iyo Beesha caalamka ma aqbali doonaan dib u dhigis danbe ee doorashada."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka QM ee Somalia Micheal Keating, ayaa shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay; isagoo Xusay in Beesha Caalamka xisbiyada siyaasada iyo bulhada rayidku aanay Aqbali doonin khilaaf Siyaasadeed oo sabab u noqda inay dib u dhacdo doorashada sannadkan.<\/p>\n<p>Danjire Keating oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay inay ahayd Hoggaamiyeyaasha dalka Somalia dhameystiraan nidaamka doorashada, isagoo rajo ka muujiyay in dhowrka bilood ee soo socota ay doorasho dalka ka dhici doonto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa muhiim ah in si dhab ah loo raaco jadwalka Doorashada, laakiinse haddii ay jiraan sababo farsamo oo dib u dhigi kara waxaa la doonayaa in si wanaagsan looga baaraan-dago,\u201d ayuu yiri Danjiraha QM ee Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjire Keating ayaa xusay in Beesha Caalamka iyo Ururrada bulshada rayidka ah aanay aqbali doonin dib u dhac dambe oo ku timaada doorashada lagu wado sannadkan inay ka dhacdo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBeesha Caalamka iyo Bulshada Rayidka ma aqbali doonaan khilaaf siyaasadeed oo sababa din u dhac aan waqtigiisa la ogeyn inuu doorashada sannadkan ku yimaado,\u201d ayuu yiri hadalkiisa raaciyay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxda Madasha wada-tashiga Doorshada Somalia ayaa Muqdisho ku leh shir y uga hadlayaan arrimaha doorashada, kaasoo aanay weli waxba kasoo bixin, iyadoo ay jiraan kala aragti duwanaansho u dhaxeysa Madaxda oo salka ku haya doorashooyinka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayay maanta ugu eg-tahay muddadii afartii sano ahayd ee loo doortay xilka Madaxweynaha, iyadoo lagu wado inay doorashada madaxweynaha dhacdo dhammaadka bisha Oktoobar ee sannadkaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka QM ee Somalia Micheal Keating, ayaa shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay; isagoo Xusay in Beesha Caalamka xisbiyada siyaasada iyo bulhada rayidku aanay Aqbali doonin khilaaf Siyaasadeed oo sabab u noqda inay dib u dhacdo doorashada sannadkan. Danjire Keating oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay inay ahayd Hoggaamiyeyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29996"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30000,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29996\/revisions\/30000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}