{"id":29990,"date":"2016-09-10T19:06:27","date_gmt":"2016-09-10T16:06:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29990"},"modified":"2016-09-10T19:08:08","modified_gmt":"2016-09-10T16:08:08","slug":"madaxweynayaasha-kenya-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadley-arrimaha-joojinta-jaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/madaxweynayaasha-kenya-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadley-arrimaha-joojinta-jaadka\/","title":{"rendered":"Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadley arrimaha joojinta jaadka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo faragaliyay mamnuucida diyaaradaha Kenya ee qaadka dawlada Soomaaliya ay ka mamnuucday dalkeeda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Afhayeenka dawlada Kenya, Eric Kiraithe ayaa sheegay in Madaxweyne Uhuru uu la xiriiray madaxwenaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud si uu xayiraada uga qaado jaadka si dalkiisa mar kale loo geeyo, waa sida hadalka loo dhigaye.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cMadaxweynaha ayaa dhiggiisa ogeysiiyay sida mamnuucidu u saamaynayso beeraleyda jaadka,\u201d ayuu yiri Kiraithe. Wuxuu afhayeenkaasi sheegay in Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya ay koox u diri doonto dalka colaadu kajirto ee jaarka ah si xiriirka ganacsiga loo hagaajiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cGobernatooreyaashu saamayn kuma lahan amuuraha caalamiga ah iyo ganacsiga caalamiga ee ka dhexeeya Kenya iyo ummadaha kale,\u201d sidaana wuu yiri asagoo raaciyay in mamnuucida dawlada Soomaaliya ay soo rogtay ee Peter Munya oo ah gobernatooraha Meru uusan saamayn kulahayn arinkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa jiray warar sheegaya in Munya safar uu dhwaan ku tagay Hargeysa uu arinkaan sababay kadib markii uu ugu carrab laalaadiyay Somaliland wax aqoonsi u eg.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib falcelino ay arinkaa ka keeneen beeraleyda qaadku, Peter Munya wuxuu sheegay in naftiisu halis kujirto oo arinkaa loo bartilmaansanayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Beeraleyda qaadka ayaa weli waxaa ay khasaarayaan malaayiin doolar maalin walba oo xayiraadu sii socoto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawladaha Ingiriiska iyo Holland ayaa horay dalalkooda uga mamnuucay qaadka kadib markii ay galiyeen liiska daroogada C. \u2028<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo faragaliyay mamnuucida diyaaradaha Kenya ee qaadka dawlada Soomaaliya ay ka mamnuucday dalkeeda. Afhayeenka dawlada Kenya, Eric Kiraithe ayaa sheegay in Madaxweyne Uhuru uu la xiriiray madaxwenaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud si uu xayiraada uga qaado jaadka si dalkiisa mar kale loo geeyo, waa sida hadalka loo dhigaye. \u201cMadaxweynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29990\/revisions\/29991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}