{"id":29983,"date":"2016-09-08T23:11:15","date_gmt":"2016-09-08T20:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29983"},"modified":"2016-09-08T23:12:44","modified_gmt":"2016-09-08T20:12:44","slug":"safiirada-soomaaliya-ee-dalka-pakistan-oo-la-kulantey-qaar-kamid-ah-wasiirada-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/safiirada-soomaaliya-ee-dalka-pakistan-oo-la-kulantey-qaar-kamid-ah-wasiirada-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirada Soomaaliya ee dalka Pakistan oo la kulantey qaar kamid ah wasiirada dalkaasi."},"content":{"rendered":"<p>Safiirada Somalia u fadhida dalka Pakistan Khadijo Maxameed Al-makhtuumi, ayaa la Kulantay Wasiirrada Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Waddanka Pakistan, kuwaasoo ay kala hadashay arrimo fara badan oo muhiimad gaara ah u leh labada waddan.<\/p>\n<p>Danjire Khadija oo kulanka koowaad la qadatay Wasiirka Waxbarshada, Muhamad Baligh-u-Rehman ayaa waxyaabihii laba dhinac ay isla soo qaadeen waxaa ka mid ahaa; Hormarinta xiriirka labada dal, dib u soo nooleynta heshiiskii waxbarashada ee Somalia iyo Pakistan ay gaareen muddo laga joojo 30-sannadood, Tayeynta iyo joogtaynta xiriirka iyo iskaashiga Waxbarasho ee ka dhexeeya Wasaaradaha Wax-barashada ee Somalia Pakistan iyo Kordhinta Deeqaha Waxbarasho ee Pakistan ay siiso ardayda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Wafdi ka socda laanta Tacliinta sare ee Dalka Pkistan ee loo yaqaano (HEC) iyo Xog-hayaha koobaad ee safaaradda Soomaaliya ee Islamabad, C\/llaahi Xaaji Daa\u2019uud, waxaana intii uu socday wasiirka waxbarashada Pakistan uu ammanay ardayda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan wax-ka-barata, isagoo sidoo kale soo dhaweeyay Dalabka ah in Xuukumadda Bakistaan ay kordhiso Deeqaha Waxbarasho ee ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjire Khadija ayaa kulan la qaadatay Wasiiradda Caafimaadka Pakistan, Saira Afzal, waxayna ka wada-hadaleen xiriirka Dhanka Caafimaadka ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan, iyadoo danjiruhu ay ka dalbatay wasiiradda in ardayda Soomaaliyeed lasiiyo tababar dhanka caafimaadka ah marka ay soo gaba-gabeeyaan waxbarashada.<\/p>\n<p>Kulanka dhex-maray Safiiradda Somalia iyo wasiirrada Bakistaan, ayaa ahmiyad gaar ah u leh labada waddan, waxaana Wasiirada Pakistan ay xuseen inay mar walba ku faraxsan yihiin soona dhaweynayaan ardayda Soomaaliyeed ee wax barashada u taga dalka Pakistan iyo sidoo kale xoojinta xiriirka labada waddan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dalka Pakistan waxaa wax ka barta Boqolaal arday oo Somaaliyeed kuwaasoo barta noocyada kala duwan ee Cilmiga sida; Caafimaadka, Dhaqaalaha, Xiriirrada Caalamiga ah, Siyaasadda iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirada Somalia u fadhida dalka Pakistan Khadijo Maxameed Al-makhtuumi, ayaa la Kulantay Wasiirrada Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Waddanka Pakistan, kuwaasoo ay kala hadashay arrimo fara badan oo muhiimad gaara ah u leh labada waddan. Danjire Khadija oo kulanka koowaad la qadatay Wasiirka Waxbarshada, Muhamad Baligh-u-Rehman ayaa waxyaabihii laba dhinac ay isla soo qaadeen waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29984,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29983\/revisions\/29984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}