{"id":29977,"date":"2016-09-08T19:58:54","date_gmt":"2016-09-08T16:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29977"},"modified":"2016-09-08T20:01:08","modified_gmt":"2016-09-08T17:01:08","slug":"mudaharaadyo-lagu-diidanyahey-mamnuucida-jaadka-oo-ka-dhacaya-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/mudaharaadyo-lagu-diidanyahey-mamnuucida-jaadka-oo-ka-dhacaya-kenya\/","title":{"rendered":"Mudaharaadyo lagu diidanyahey mamnuucida jaadka oo ka dhacaya Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Mudaaharaadyo ka dhan ah amarka looga mamnuucay diyaaradaha qaadka Kenya geeya Soomaaliya inay qaad geeyaan Soomaaliya ilaa amar dambe ayaa ka dhacay Kenya gaar ahaan degmada Meru.<\/p>\n<p>Degmada Meru ayaa ah degmada qaadku kasoo go&#8217;o Kenya. Shalay galab ayaa waxaa mudaaharaadyo hareeyeen magaalada Maua ee degmadaasi Meru ayadoo beeraleyda iyo ganacsatada jaadku ka cabanayeen dhibaatada ganacsigooda soo food saartay.<\/p>\n<p>Waxay eedeyn dusha kaga tuureen dawlad deegaanka Meru ee uu Mr. Peter Munya hoggaamiyo iyo dawlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayay ku eedeeyeen hoggaamiyeyaasha degmadaasi inay ka baaqsadeen inay baajiyaan xayiraada.<\/p>\n<p>Peter Munya ayaa ah gobernatooraha degmada Meru waxaana warar soo baxay sheegeen in loo aaneynaayo safar uu dhawaan ku tagay Hargeysa oo dawlada Soomaaliya aysan jecleysan.<\/p>\n<p>Si kastaba qaar ka tirsan mudaaharaadeyaasha ayaa difaacay Gobernatoore Peter Munya, golaha dawlad deegaankaasna, xildhibaanada ayaa ku kala qeybsamay in gobernatooruhu eeda leeyahay iyo in kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudaaharaadyo ka dhan ah amarka looga mamnuucay diyaaradaha qaadka Kenya geeya Soomaaliya inay qaad geeyaan Soomaaliya ilaa amar dambe ayaa ka dhacay Kenya gaar ahaan degmada Meru. Degmada Meru ayaa ah degmada qaadku kasoo go&#8217;o Kenya. Shalay galab ayaa waxaa mudaaharaadyo hareeyeen magaalada Maua ee degmadaasi Meru ayadoo beeraleyda iyo ganacsatada jaadku ka cabanayeen dhibaatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29979,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29978,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29977\/revisions\/29978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}