{"id":29972,"date":"2016-09-08T19:37:52","date_gmt":"2016-09-08T16:37:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29972"},"modified":"2016-09-08T19:46:43","modified_gmt":"2016-09-08T16:46:43","slug":"kaluumesato-soomaali-ah-oo-markab-hubeysani-ku-laayey-xeebaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/kaluumesato-soomaali-ah-oo-markab-hubeysani-ku-laayey-xeebaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kaluumesato Soomaali ah oo Markab hubeysani ku laayey xeebaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Markab hubeysan ayaa habeynkii Arbacada ku laayay kalluumeysato xeebta jaziirado kuyaala Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa labo kalluumeysato ah oo doonyo saarnaa ayaa halkaa ku dhintay 9 kalena waa dhaawacmeen kadib markii rasaas looga soo furay markabkaa shisheeye. Kalluumeysatadaa ayaa kasoo jeeda jaziiradaha Kudha iyo Madhawo iyo weliba mid u dhexeysa labadaa oo la yiraahdo Jawaza Hasani.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wali waxaan la xaqiijin dalka leh markabkaa dadka saarnaa ay sida masuuliyad darrada ah u dhaqmeen ee ay ku laayeen kalluumeysato masaakiin ah oo aan waxba galabsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in doomaha markabku xabbadaha ku furay ay saarnaayeen rag hubeysnaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waziirka Warfaafinta ee Jubaland, C\/Nuur Cali Aadan ayaa hase ahaatee warfidiyeenka u xaqiijiyay in doomuhu ahaayeen doomo kalluumeysi dilka iyo dhaawaca kalluumeysatada loo geystana ay yihiin xadgudub.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu ku tilmaamay in markabkaa ay wateen burcad badeed [shisheeye]. Doomaha ayaa 9 ahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo markii ay dhacday dawladii dhexe maraakiibta shisheeyuhu ku soo xadgudbayeen ayagoo boob iyo bililiqo ku haya kheyraadka badda dalka.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markab hubeysan ayaa habeynkii Arbacada ku laayay kalluumeysato xeebta jaziirado kuyaala Soomaaliya. Ilaa labo kalluumeysato ah oo doonyo saarnaa ayaa halkaa ku dhintay 9 kalena waa dhaawacmeen kadib markii rasaas looga soo furay markabkaa shisheeye. Kalluumeysatadaa ayaa kasoo jeeda jaziiradaha Kudha iyo Madhawo iyo weliba mid u dhexeysa labadaa oo la yiraahdo Jawaza Hasani. Wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29972"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29976,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29972\/revisions\/29976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}