{"id":29967,"date":"2016-09-08T18:00:42","date_gmt":"2016-09-08T15:00:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29967"},"modified":"2016-09-08T18:03:04","modified_gmt":"2016-09-08T15:03:04","slug":"madaxweynaha-dalka-ugandha-museveni-oo-ku-faaney-koboca-dhaqaalaha-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/madaxweynaha-dalka-ugandha-museveni-oo-ku-faaney-koboca-dhaqaalaha-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha dalka Ugandha Museveni oo ku faaney koboca dhaqaalaha Afrika."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ku baaqay in Afrika la maal galiyo asagoo sidoo kalena ku tilmaamay in Afrika ay tahay xarunta xigta ee koboca dhaqaalaha caalamka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">War murtiyeed Isniintii ka soo baxay aqalka madaxtooyada ee Uganda ayaa Madaxweyne Museveni ku tilmaamay xaalada Afrika mid aad u wacan inkastoo xoogaa caqabado ah ay jiraan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Asagoo ka hadlaayay shir madaxeedka maal gashiga caalamiga ah ee Afrika, caasimada Kigali ee Rwanda ayuu sidoo kale sidaa sheegay madaxweynaha ruug caddaaga ah ee Uganda.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa jira kobocyo sareeya dalal badana waa ay kobcayeen inkastoo caqabado ay jiraan,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Museveni.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Museveni wuxuu sidoo kale ku dhiiriyay maalgashadeyaasha inay maal gashadaan Afrika maadaama ay aad u koreyso qaaradu.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan u sheegi lahaa maal gashadeyaasha in Afrika ay tahay halka saxda ah ee ay tahay in la yimaado. Waxaa na heysta xoogaa caqabado ah oo aanu xallinayno,\u201d ayuu yiri Museveni.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Museveni wuxuuse ka digay maal gashadeyaal dhuuniyaal ah oo qiimeyaal sareeya wax ku sii iibsha si durba ay faaiidooyin buuran u helaan. Sidaa ayuu sheegay inay dadka ku ajaraan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkaa ayaa waxaa soo abaabulay ururka ganacsiga ee suuqa caamka ah ee COMESA.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ku baaqay in Afrika la maal galiyo asagoo sidoo kalena ku tilmaamay in Afrika ay tahay xarunta xigta ee koboca dhaqaalaha caalamka. War murtiyeed Isniintii ka soo baxay aqalka madaxtooyada ee Uganda ayaa Madaxweyne Museveni ku tilmaamay xaalada Afrika mid aad u wacan inkastoo xoogaa caqabado ah ay jiraan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29968,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29967\/revisions\/29968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}