{"id":29953,"date":"2016-09-08T04:21:18","date_gmt":"2016-09-08T01:21:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29953"},"modified":"2016-09-08T04:28:37","modified_gmt":"2016-09-08T01:28:37","slug":"doorashada-dadban-iyo-shirkii-wada-tashiga-madasha-oo-maalintii-2aad-muqdishoka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/doorashada-dadban-iyo-shirkii-wada-tashiga-madasha-oo-maalintii-2aad-muqdishoka-socda\/","title":{"rendered":"Doorashada dadban iyo shirkii wada tashiga Madasha oo maalintii 2&#8217;aad Muqdishoka socda."},"content":{"rendered":"<p>Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan oo uu Shir-guddoominayo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Sharma\u2019arke, RW xigeenka Maxamed Cumar Carte iyo madaxda maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Koonfur-galbeed iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulankan oo noqonaya midkii ugu Dambeeyay ee Madasha Madaxda Qaran isugu yimaadaan, Waxaana Shirkaan kaddib si Toos ah loo |Dhaqaaqaayo Hir-gelinta Hannaanka doorashada labada aqal iyo tan madaxtinimada.<\/p>\n<p>Ugu dambeynt, Shirkan oo aan la ogeyn xilliga rasmi ahaan loosoo gunaanadi doono ayaa haddana waxaa laga sugayaa inay kasoo baxaan war-murtiyeed ay madaxda ka qayb-galay shirkan ka gaaraan doorashooyinka dalka ka dhacaya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu Shir-guddoominayo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Sharma\u2019arke, RW xigeenka Maxamed Cumar Carte iyo madaxda maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Koonfur-galbeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29955,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29953\/revisions\/29954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}