{"id":29947,"date":"2016-09-08T02:59:57","date_gmt":"2016-09-07T23:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29947"},"modified":"2016-09-08T03:01:47","modified_gmt":"2016-09-08T00:01:47","slug":"magaalooyinka-iyo-gobolka-meru-ee-dalka-kenya-oo-uu-ku-xayiranyahey-qaad-fara-badanoo-soomaaliya-la-keeni-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalooyinka-iyo-gobolka-meru-ee-dalka-kenya-oo-uu-ku-xayiranyahey-qaad-fara-badanoo-soomaaliya-la-keeni-lahaa\/","title":{"rendered":"Magaalooyinka iyo gobolka MERU ee dalka Kenya oo uu ku xayiranyahey Qaad fara badanoo Soomaaliya la keeni lahaa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaad badan oo lasoo guray ayaa ku xayiran beeraha qaadka ee degmada Meru kadib markii dawlada Soomaaliya ay mamnuucday in Soomaaliya la keeno qaadka Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kaloo qaad badan oo lasoo guray shalay uu ku xayiran yahay garoonka Wilson Airport ee caasimada Nairobi iyo sidoo kale maqaasiino ladoonayay in laga sii daabulo laakiin amarkaan uu saameeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Beeraleyda qaadka ayaa sheegay in shalay oo qura ay khasaareen ugu yaraan 1 maylan oo doolar! Maanta ayaa ah maalintii labaad ee qaadka Kenya aan loo duulin Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Beeraleyda qaadka ee degmada Meru ayaa dowlada Kenya ka codsaday in ay dowlada Soomaaliya ka codsato in la qaado xayiraada qaadka lagu soo rogay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii Kenya Soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada Meru ee dalka Kenya uu sabab u ahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in gobernatooraha Meru, Peter Munya uu u adeegsanayo qaadka in uu ugu ololeeyo kala qeybsamida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nairobi Kenya ayaa sheegay booqasho bishii Luuliyo uu Mr. Munya ku tagay Hargeysa in\u00a0ay\u00a0 dawlada Soomaaliya ku qasabtay inay Soomaaliya ka joojiyaan qaadka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Tani waxay ku keentay cadaadis aan loo adkeysan karin dawlada. Waxaanu soo afjarnay ganacsiga qaadka si arimahaan wax looga qabto,&#8221; sidaa ayuu yiri safiirka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Isniintii ayaa dawlada Soomaaliya ku dhawaaqday in wixii loo gaaro 6da bishaan ay joojisay diyaaradihii qaadka ka keeni jiray Kenya ilaa amar dambe.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaad badan oo lasoo guray ayaa ku xayiran beeraha qaadka ee degmada Meru kadib markii dawlada Soomaaliya ay mamnuucday in Soomaaliya la keeno qaadka Kenya. Waxaa kaloo qaad badan oo lasoo guray shalay uu ku xayiran yahay garoonka Wilson Airport ee caasimada Nairobi iyo sidoo kale maqaasiino ladoonayay in laga sii daabulo laakiin amarkaan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29948,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29947\/revisions\/29948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}