{"id":29944,"date":"2016-09-08T01:40:25","date_gmt":"2016-09-07T22:40:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29944"},"modified":"2016-09-08T01:47:22","modified_gmt":"2016-09-07T22:47:22","slug":"governatoraha-gobolka-meru-ee-dalka-kenya-oo-dusha-loo-saarey-sababta-joojinta-qaadka-ee-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/governatoraha-gobolka-meru-ee-dalka-kenya-oo-dusha-loo-saarey-sababta-joojinta-qaadka-ee-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Governatoraha gobolka Meru ee dalka Kenya oo dusha loo saarey sababta joojinta Qaadka ee gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii Kenya Soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada Meru uu sabab u ahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in gobernatooraha Meru, Peter Munya uu u adeegsanayo qaadka in uu ugu ololeeyo kala qeybsamida Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nairobi Kenya ayaa sheegay booqasho bishii Luuliyo uu Mr. Munya ku tagay Hargeysa in uu\u00a0 dawlada Soomaaliya ku qasabay inay Soomaaliya ka joojiyaan qaadka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Tani waxay ku keentay cadaadis aan loo adkeysan karin dawlada. Waxaanu soo afjarnay ganacsiga qaadka si arimahaan wax looga qabto,&#8221; sidaa ayuu yiri safiirka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Isniintii ayaa dawlada Soomaaliya ku dhawaaqday in wixii loo gaaro 6da bishaan ay joojisay diyaaradihii qaadka ka keeni jiray Kenya ilaa amar dambe.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii Kenya Soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada Meru uu sabab u ahaa. Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in gobernatooraha Meru, Peter Munya uu u adeegsanayo qaadka in uu ugu ololeeyo kala qeybsamida Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nairobi Kenya ayaa sheegay booqasho bishii Luuliyo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29944\/revisions\/29945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}