{"id":29937,"date":"2016-09-07T03:19:22","date_gmt":"2016-09-07T00:19:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29937"},"modified":"2016-09-07T03:21:25","modified_gmt":"2016-09-07T00:21:25","slug":"shirka-wada-tashiga-doorashada-2016-oo-maanta-muqdisho-ka-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/shirka-wada-tashiga-doorashada-2016-oo-maanta-muqdisho-ka-furmey\/","title":{"rendered":"SHirka wada tashiga doorashada 2016 oo maanta  Muqdisho ka furmey."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, ayaa Waxaa Maanta ka Furmay Kulankii ugu Dambeeyay ee Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Sanadkan ka dhacaya Soomaaliya, Waxaana furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Shirkan, ayaa waxaa ka qayb-galaya Mas&#8217;uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, Waxaa kaloo Goob-joogayaal ka ah wasiirro iyo xubno Beesha Caalamka ka socda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in shirkan uu muhimad gaar ah leeyahay, Maadaama goor-dhaw si Rasmi ah loo Guda-galayo Doorashooyinka Sannadkaan 2016-ka &#8211; ka dhacaya Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cShirkan wuxuu noqonayaa kii ugu dambeeyay ee Madasha hoggaanka Qaran, ka hor intaan toos loo guda-gelin doorashooyinka taariikhiga ah ee Soomaaliya ka dhacaya. Arrimo badan oo muhiim ah ayaa la doonayaa in aanu ka Wada-hadalno, sida Maal-gelinta Doorashadaan, Amniga iyo imkaaniyaadka kale ee fududeyn kara hawlaha Doorashada Sannadkaan,\u201d \u00a0ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Qodobbada shirkan looga hadlayo, ayaa Waxaa ugu waa-weyn dhameystirka wixii ka haray doorashada iyo tabasho ka timid Go\u2019aanadii kasoo baxay Shirkii Bishii hore Muqdisho lagu qabtay , kuwaasoo ay ka mid yihiin; xubnaha dheeraadka ah ee Puntland loogu daray aqalka sare ee Baarlamaanka lasoo dhisayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Shirkaan oo noqonaya kii ugu dambeeyay, ayaa la filayaa in ay kasoo baxaan go\u2019aanno lagu wadayo Geeddi-socodka Hanaanka Doorasho ee uu Dalka galayo bilaha soo socda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wararka ku aaddan shirkan ayaa sheegaya in go\u2019aanada kasoo baxa aysan ku fillaan doonin sii wadidda Hannaanka doorashooyinka Somalia, inkastoo Beesha Caalamka ay ku boorisay Mas&#8217;uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya inay doorashadu ku dhacdo waqtigii loo qorsheeyay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/becco-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29897\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/salaam-bank-16\/\" rel=\"attachment wp-att-29898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gacsatada-yar-yar-ee-suuqa-islii-oo-laga-cawdey-iyo-suuqoo-dib-u-furmey\/tabaarak-8\/\" rel=\"attachment wp-att-29899\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29899\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, ayaa Waxaa Maanta ka Furmay Kulankii ugu Dambeeyay ee Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Sanadkan ka dhacaya Soomaaliya, Waxaana furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan, ayaa waxaa ka qayb-galaya Mas&#8217;uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, Waxaa kaloo Goob-joogayaal ka ah wasiirro iyo xubno Beesha Caalamka ka socda. Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29937\/revisions\/29938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}