{"id":2991,"date":"2011-09-10T11:07:36","date_gmt":"2011-09-10T11:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2991"},"modified":"2011-09-10T11:07:36","modified_gmt":"2011-09-10T11:07:36","slug":"shil-gaari-dhaliyayna-qasaaro-dhimasho-iyo-dhawaac-oo-ka-dhacay-degmada-dangorayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/shil-gaari-dhaliyayna-qasaaro-dhimasho-iyo-dhawaac-oo-ka-dhacay-degmada-dangorayo\/","title":{"rendered":"Shil gaari Dhaliyayna Qasaaro Dhimasho Iyo Dhawaac Oo Ka dhacay degmada Dangorayo"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/shil2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2995\" title=\"GE DIGITAL CAMERA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/shil2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"339\" height=\"259\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Ku Dhawaad 3qof ayaa ku dhintay 4-kalena waa ay dhaawacmeen\u00a0 kadib markii gaari nooca waaraadka ah oo kusii jeedey dhanka degmada Qaloocan uu ku rogmaday meel qiyaastii 2-Km dhanka bari kaga beegan\u00a0 degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal.<\/p>\n<p><strong>C\/qaadir Siciid C\/raxmaan<\/strong> Guddoomiyaha degmada Dangorayoayaa u xaqiijiyay wakaalada wararka soomaaliyeed Ee warsom qasaaraha ka dhashay iyo waliba sida ay wax u dheceen<\/p>\n<p>\u00a0Dadkii\u00a0 uu dhaawacu shilkaasi kasoo gaaray oo saddex ka mid ah ay\u00a0 haween yihiin la gaarsiiayay Isbitaalka degmada Dangorayo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa Waxa Uu sidoo kale \u00a0xaqiijiyey in ninkii lahaa gaariga shilka galay ay durbadiiba\u00a0 gacanta kusoo dhigeen ciidamada Ammaanka ee Degmada Dangorayo su\u2019aalana lagu weydiinayo xabsiga degmada Dangorayo.<\/p>\n<p>Waxaa mudooyinkii u danbeeyey degaanada <strong>Puntland<\/strong> kusoo badanayey shilalka noocan oo kale ah waxaana taasi loo anaynayaa wadooyinka oo burbursan iyo aqoonyari dhanka xirfada dareewal nimada<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ku Dhawaad 3qof ayaa ku dhintay 4-kalena waa ay dhaawacmeen\u00a0 kadib markii gaari nooca waaraadka ah oo kusii jeedey dhanka degmada Qaloocan uu ku rogmaday meel qiyaastii 2-Km dhanka bari kaga beegan\u00a0 degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal. C\/qaadir Siciid C\/raxmaan Guddoomiyaha degmada Dangorayoayaa u xaqiijiyay wakaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2991","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2991"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2991\/revisions\/2998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}