{"id":29890,"date":"2016-09-05T01:48:29","date_gmt":"2016-09-04T22:48:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29890"},"modified":"2016-09-05T02:24:45","modified_gmt":"2016-09-04T23:24:45","slug":"musharax-maxamed-cali-nuur-americo-oo-maanta-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqey-in-uu-u-taaganyahey-xilka-mwenaha-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/musharax-maxamed-cali-nuur-americo-oo-maanta-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqey-in-uu-u-taaganyahey-xilka-mwenaha-somalia\/","title":{"rendered":"Musharax Maxamed Cali Nuur Americo oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu u taaganyahey xilka M\/wenaha Somalia."},"content":{"rendered":"<h4>Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016.<\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4>Munaasabad si weyn looga soo qeyb galay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu musharaxa uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalka, wuxuuna sheegay in haddii xilkaasi loo doorto uu ku shaqeyn doono cadaalad.<\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4>Xaflada ku dhawaaqista Musharaxa oo ka dhacday Hotel City Palace Muqdisho\u2019 ayaa la waayay meel la\u00a0 kala istaago\u00a0 dadka ka soo qeyb galay awgeed taaso \u2018 ka dhigan Musharaxii Ugu\u00a0 shacbiyada badnaa ee ku dhawaaqay in uu u taagan yahay Madaxweyne Sanadkan 2016.<\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4>Reer Muqdisho Maanta waxaa la dhahi karaa\u2019 sooma kala harin saqiir iyo kabiir\u201d sida aay u camireen goobta musharaxa kaga dhawaaqay in u taagan yahay \u00a0\u00a0Musharax Madaxweyne. .<\/h4>\n<h4>Munaasabadda uu Musharaxu kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa\u00a0oo lagu qabtay\u00a0 Hotel City Palace sido kale \u00a0waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Cumaa;udiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.<\/h4>\n<h4>Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) \u00a0\u00a0waxaa sido kale u kaga duwanaay Musharxiinta Horey ugu dhawaaqay In aay u taagan yahiin Xilka Madaxweyne waxaa \u2018uu soo xirtay dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaalida Caanka ku tahay .<\/h4>\n<h4>Si kastaba ha ahaatee, Musharaxu waxa uu Taageero, magac iyo maamuus ku dhex leeyahay Gudaha iyo Dibedda, wuxuuna Khibrad u leeyahay Nidaamka Hoggaminta Dowlad-wanaagga, Horumarinta Danaha Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga waana shaqsi la jecel yahay.<\/h4>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016. Munaasabad si weyn looga soo qeyb galay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu musharaxa uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalka, wuxuuna sheegay in haddii xilkaasi loo doorto uu ku shaqeyn doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29890"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29890\/revisions\/29892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}