{"id":29884,"date":"2016-09-05T00:30:09","date_gmt":"2016-09-04T21:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29884"},"modified":"2016-09-05T00:42:20","modified_gmt":"2016-09-04T21:42:20","slug":"askeri-u-dhashey-dalka-ugandha-oo-hal-sano-kasoo-wareegtey-markii-al-shabaab-qafaasheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/askeri-u-dhashey-dalka-ugandha-oo-hal-sano-kasoo-wareegtey-markii-al-shabaab-qafaasheen\/","title":{"rendered":"Askeri u dhashey dalka Ugandha oo hal sano kasoo wareegtey markii Al-shabaab qafaasheen."},"content":{"rendered":"<p>Khamiistii aanu soo dhaafnay ayaa sanad uu buuxsamay lagasoo bilaabo markii jabhada Al-Shabaab ay weerartay\u00a0 saldhig ciidamada Uganda ee AMISOM lahaayeen halkaa oo la sheegay in 19 askari ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Hal askari ayaa Shabaabku wateen ayagoo fiidiyow kasoo duubay labo bilood kadib. Wuxuu askarigaasi sheegay in al-Shabaab ay si fiican u daryeelaan. Hadase ma kala cada in wali askarigaasi nool yahay sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Uganda ee UPDF Paddy Ankunda asagoo intaa ku daray in maalin un lasoo badbaadin doono.<\/p>\n<p>Saddex maalmoodse kadib dagaalkii xeradaa ka dhacay madaxweynaha Uganda\u00a0 Museveni ayaa sheegay in lix askari maqan yihiin laakiin Khamiistii\u00a0 Ankunda wuxuu sheegay in shantood la helay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in\u00a0 al-shabaab ay caadeysteen inay weeraraan xeryaha UPDF ee ciidamada markaa Soomaaliya ku cusub ama kuwa lasoo celinaayo. Weerarkaa kadib Madaxweyne Museveni wuxuu amar ku bixiyay in xilka laga qaado Kolonel Bosco Mutambi iyo 3 sargaal oo kale kuwaasoo haatan ay kusocoto dacwad. Mutambi wuxuu ahaa taliyihii ciidamada Battle Group 16 ee kusugnaa halkaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiistii aanu soo dhaafnay ayaa sanad uu buuxsamay lagasoo bilaabo markii jabhada Al-Shabaab ay weerartay\u00a0 saldhig ciidamada Uganda ee AMISOM lahaayeen halkaa oo la sheegay in 19 askari ay ku dhinteen. Hal askari ayaa Shabaabku wateen ayagoo fiidiyow kasoo duubay labo bilood kadib. Wuxuu askarigaasi sheegay in al-Shabaab ay si fiican u daryeelaan. Hadase ma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29884\/revisions\/29885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}