{"id":29881,"date":"2016-09-04T20:33:45","date_gmt":"2016-09-04T17:33:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29881"},"modified":"2016-09-04T20:43:54","modified_gmt":"2016-09-04T17:43:54","slug":"dawlada-itoobiya-oo-mucaaradku-ka-dalbadey-in-lasoo-daayo-dad-hore-looga-xir-xirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dawlada-itoobiya-oo-mucaaradku-ka-dalbadey-in-lasoo-daayo-dad-hore-looga-xir-xirey\/","title":{"rendered":"Dawlada Itoobiya oo mucaaradku ka dalbadey in lasoo daayo dad hore looga xir xirey."},"content":{"rendered":"<p>Mucaaradka dalka Itoobiya ayaa codsaday in loo soo sii daayo xubno ayaga ka tirsan oo ku xiran jeelasha dalkaasi Itoobiya. Mucaaradka ayaa ka codsaday dawlda.<\/p>\n<p>Haile Mariam Desalegn in ay soo siidayso xubnahooda oo muddo u xirnaa dawlada. In dhawaale waxaa ka socday dalka Itoobiya mudaaharaadyo qowmiyadaha qaar ay uga cabanayaan waxyaabo dhowr ah sida arimaha dhulka iyo shaqo abuurka.<\/p>\n<p>Qowmiyadaha ugu horeeya ee dibadbaxyada wada ayaa kala ah Amhara iyo Oromo ayadoo rabshado dhacay ay dad badan ku dhinteen dad badan oo kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mucaaradka dalka Itoobiya ayaa codsaday in loo soo sii daayo xubno ayaga ka tirsan oo ku xiran jeelasha dalkaasi Itoobiya. Mucaaradka ayaa ka codsaday dawlda. Haile Mariam Desalegn in ay soo siidayso xubnahooda oo muddo u xirnaa dawlada. In dhawaale waxaa ka socday dalka Itoobiya mudaaharaadyo qowmiyadaha qaar ay uga cabanayaan waxyaabo dhowr ah sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29882,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29881\/revisions\/29882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}