{"id":29878,"date":"2016-09-04T20:16:25","date_gmt":"2016-09-04T17:16:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29878"},"modified":"2016-09-04T20:18:17","modified_gmt":"2016-09-04T17:18:17","slug":"dalalka-g20-oo-ku-kulmaya-dalka-shiinahamaxey-ka-wada-hadlayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dalalka-g20-oo-ku-kulmaya-dalka-shiinahamaxey-ka-wada-hadlayaan\/","title":{"rendered":"Dalalka G20 oo ku kulmaya dalka SHiinaha\/maxey ka wada hadlayaan?."},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta dalalka xagga dhaqaalaha iyo warshadaha ku horumaray ee caalamka ee laisku yiraahdo G20 ayaa ku shiraya dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaashaa ayaa ku shirsan magaalada Hanjuu ee dalkaasi Shiinaha ayagoo ka wada hadlaaya dhaqaalaha caalamka iyo halka uu haatan maraayo. Ban Ki Moon, waa xoghayaha guud ee QM; wuxuu ka digay in dhaqaalaha caalamka ee haatan kobociisu guud ahaan yahay gaabis ay arintaasi u daran tahay dalalka soo koraya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, QM waxay ku ammaantay Shiinaha iyo Mareykanka saxiixidii ay dhawaan saxiixeen heshiiskii PARIS ee wanaajinta cimilada caalamka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta dalalka xagga dhaqaalaha iyo warshadaha ku horumaray ee caalamka ee laisku yiraahdo G20 ayaa ku shiraya dalka Shiinaha. Hoggaamiyeyaashaa ayaa ku shirsan magaalada Hanjuu ee dalkaasi Shiinaha ayagoo ka wada hadlaaya dhaqaalaha caalamka iyo halka uu haatan maraayo. Ban Ki Moon, waa xoghayaha guud ee QM; wuxuu ka digay in dhaqaalaha caalamka ee haatan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29879,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29878\/revisions\/29879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}