{"id":29851,"date":"2016-09-02T23:11:35","date_gmt":"2016-09-02T20:11:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29851"},"modified":"2016-09-03T23:32:01","modified_gmt":"2016-09-03T20:32:01","slug":"gudi-loo-xilsaarey-dib-u-dhigista-maamul-u-sameynta-hiiraan-iyo-shdhexe-oo-guda-galey-hawlahooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gudi-loo-xilsaarey-dib-u-dhigista-maamul-u-sameynta-hiiraan-iyo-shdhexe-oo-guda-galey-hawlahooda\/","title":{"rendered":"Gudi loo xilsaarey dib u dhigista maamul u sameynta hiiraan iyo sh\/dhexe oo guda galey hawlahooda."},"content":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay Muqdisho, ayaa Waxaa lagu dhex-xulay guddi ka kooban Toddoba siyaasi oo ka shaqeeyna sidii Dib loogu dhigi lahaa Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe wixii ka dambeeya doorashada dalka ka dhacaysa sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddigaan, ayaa kala ah; Murashaxiinta C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan], Danjire Maxamed Cali Ameerika, Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Xildhibaan C\/llaahi Goodax Bare, Maariyihii hore ee Dekadda Muqdisho Zayid Cali Macalim Cabdulle, Guddoomiyaha Xisbiga Kulan C\/qaadir Maxamed Cusmaan Caanooy (Barnaamij) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Qaranka Soomaaliyeed, Yuusuf Cusmaan Maxamed.<\/p>\n<p><strong><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016926360840502653566131.jpg\" \/><\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016926360840506606863762.jpg\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay Muqdisho, ayaa Waxaa lagu dhex-xulay guddi ka kooban Toddoba siyaasi oo ka shaqeeyna sidii Dib loogu dhigi lahaa Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe wixii ka dambeeya doorashada dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29851"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29869,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29851\/revisions\/29869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}