{"id":29845,"date":"2016-09-02T21:06:43","date_gmt":"2016-09-02T18:06:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29845"},"modified":"2016-09-02T21:22:42","modified_gmt":"2016-09-02T18:22:42","slug":"jabriil-ibraahim-cabdulle-oo-sheegey-in-amniga-soomaaliya-ay-diideen-in-wax-laga-qabto-xasan-sheekh-iyo-xulafadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/jabriil-ibraahim-cabdulle-oo-sheegey-in-amniga-soomaaliya-ay-diideen-in-wax-laga-qabto-xasan-sheekh-iyo-xulafadiisa\/","title":{"rendered":"Jabriil Ibraahim Cabdulle oo sheegey in amniga Soomaaliya ay diideen in wax laga qabto Xasan Sheekh iyo xulafadiisa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Hay\u2019adda CRD, ahna Murashax ka mid ah murshaxiinta isku soo tagay xilka madaxnimo ee Somalia doorashada dhacaysa sannadkan, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Somalia ka jirta xilligaan.<\/p>\n<p>Jabriil Cabdulle oo Wareysi siinayay Radio SBS ee Australia laatiisa Afka Soomaaliga ayaa xusay inay ahayd in afar sano kaddib ammaanka dalka oo dhan ay la wareegaan ciidamada Somalia, basle ay muuqato in sababta loo sameyn waayay ay tahay mas\u2019uuliyad darro.<\/p>\n<p>\u201cMaanta haddaad fiiriso xarumaha ay hay\u2019adaha Dowladda Federaalka ah ee Somalia ay ku Shaqeeyaan oo ay ka mid tahay Madaxtooyada oo ahayd Astaantii Qaranka, Waxaa ilaaliya Ciidanka AMISOM, taasna ma ahayn mid loo baahan yahay afar sano kaddib inay sii jirto,\u201d ayuu Jabriil Cabdulle ku yiri wareysiga.<\/p>\n<p><strong><a href=\"http:\/\/media.sbs.com.au\/audio\/somali_160831_548187.mp3\">Haddaba; DHAGEYSO Wareysiga uu Jabriil Ibaahim C\/lle siiyay Idaacadda SBS:<\/a><\/strong><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Hay\u2019adda CRD, ahna Murashax ka mid ah murshaxiinta isku soo tagay xilka madaxnimo ee Somalia doorashada dhacaysa sannadkan, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Somalia ka jirta xilligaan. Jabriil Cabdulle oo Wareysi siinayay Radio SBS ee Australia laatiisa Afka Soomaaliga ayaa xusay inay ahayd in afar sano kaddib ammaanka dalka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29846,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29845\/revisions\/29846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}