{"id":29834,"date":"2016-09-02T04:49:20","date_gmt":"2016-09-02T01:49:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29834"},"modified":"2016-09-02T04:53:11","modified_gmt":"2016-09-02T01:53:11","slug":"wasaarada-amniga-mareykanka-oo-liiska-argagixisada-kusoo-saartey-cqaadir-muumin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/wasaarada-amniga-mareykanka-oo-liiska-argagixisada-kusoo-saartey-cqaadir-muumin\/","title":{"rendered":"Wasaarada Arrimaha Debedda Mareykanka oo liiska argagixisada kusoo saartey C\/qaadir Muumin."},"content":{"rendered":"<p>Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa liiska xubnaha argagixisada ah ee sida gaarka ah loo beegsanayo ku dartay Sheekh C\/qaadir Muumin oo dhawaan ku biiray kooxda Daacish, kana dagaallanta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiil u hadashay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in uu dhigayo amar uu soo saaray Madaxweyne Obama in la cunno-qabateyn lagu soo rogo shaqsiyaadka iyo kooxaha loo arko inay halis ku yihiin amaanka waddanka Mareykanka.<\/p>\n<p>Wuxuu Sh. C\/qaadir Muumin madax u yahay koox Somali ah oo bishii Oktoobar ee sannadkii hore ku biirtay ururka Daacish, kuwaasoo saldhiggoodu yahay Puntland, inkastoo Sheekhaan uu horay uga tirsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay in la xayirayo hantida Mareykanka u taalla, sidoo kalena uusan ka ganacsan karin gudaha Mareykanka, iyagoo wadaadkan ku eedeeyay inuu ballaariyay unug argagixiso ah ayna afduubaan wiilal yar-yar oo da\u2019doodu u 10 &#8211; 15 sano ay u dhexeyso, kuna qasbay inay u dagaalamaan kooxdooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Sheekh C\/qaadir Muumin ayaa noqonaya ruuxii ugu horreeyay oo ah Soomaali xiriir la leh ururka ISIS\/Daacish oo Xukuumadda Mareykanku ay ku darto Liiska Xubnaha la baadi-goobayo, inkastoo Mareykanka uu horay liiska Argagixisada ugu daray xubno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa liiska xubnaha argagixisada ah ee sida gaarka ah loo beegsanayo ku dartay Sheekh C\/qaadir Muumin oo dhawaan ku biiray kooxda Daacish, kana dagaallanta Soomaaliya. Saraakiil u hadashay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in uu dhigayo amar uu soo saaray Madaxweyne Obama in la cunno-qabateyn lagu soo rogo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29834"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29838,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29834\/revisions\/29838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}