{"id":2983,"date":"2011-09-10T10:38:22","date_gmt":"2011-09-10T10:38:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2983"},"modified":"2011-09-10T10:38:22","modified_gmt":"2011-09-10T10:38:22","slug":"wafdi-ka-socday-zaambiya-oo-deeq-lacag-ah-gaarsiiyay-xerada-weyn-ee-barakacayaasha-aala-yaasir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wafdi-ka-socday-zaambiya-oo-deeq-lacag-ah-gaarsiiyay-xerada-weyn-ee-barakacayaasha-aala-yaasir\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socday  Zaambiya oo Deeq lacag ah Gaarsiiyay Xerada Weyn ee Barakacayaasha Aala-Yaasir"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/deeq2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2987\" title=\"deeq\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/deeq2.jpg\" alt=\"\" width=\"264\" height=\"179\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Deeqdani Lacagata ah ayaa waxay noqoneeysaa wajigii labaad oo ay ugu tala galeen Gurmadka\u00a0 Abaaraha , Halka ay deeqda\u00a0 wajigeedii koobaad ka qeybiyeen Xiro barakacayaal\u00a0 oo ku taala Degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Iyadoo \u00a0Masuuliyiinta loo soo wakiishay deeqda ay sheegeen in ay tahay qeybinta lacagtani wajigii labaad oo ay ka qeybinayaan Xerada <strong>Aala-Yaasir<\/strong> ee\u00a0 <strong>km50 <\/strong>.<\/p>\n<p>Dadkii la gaarsiiyay deeqdan ayaa waxay gaarayaan ilaa iyo 4,473 oo Qoys <strong>(Afar Kun Afar Boqol iyo todobaatan iyo sadex Qoys)<\/strong> iyada oo lasiiyay qoys waliba lacag dhan <strong>$10<\/strong> (Toban Doolar) oo u dhiganta <strong>300,000 sh.so<\/strong> (Sedex Boqol oo kun shilin Soomaali) , guud ahaan Lacagta halkaasi lagu qeybiyay ayaa waxay noqoneeysaa $44,730 ( Afartan iyo Afar kun Todobo Boqol iyo Sodan Doolar).<\/p>\n<p>Waqtiga Deeqdan lacagta ah la qeybinayay ayaa qoysaska kaamka ku nool lasiinayay Raashiin\u00a0\u00a0 ku filnaan karo Maalmo islamarkaana ay ka kaafnkarto quutul turuurigooda maalmahaasi .<\/p>\n<p>Masuuliyiinta loo soo wakiishay qeybinta deeqda ayaa waxay u sheegeen\u00a0 Warbaahinta in\u00a0 ay sii wadi doonaan qeybinta Deeqaha iyagoo ugu baaqay dhamaan jaaliyadaha\u00a0 muslimiinta iyo shaqsiyaadka wax heysta in ay taakuleeyaan walaalahooda dhibaateeysan ay Abaaruhu Saameeyeen<\/p>\n<p>Mana ahan markii ugu horeysay ay deeq mid kan la mid ah ka qeybiyaan jaaliyadaha islaamka ah gudaha magaalada tani muqdisho iyadoo ay isasoo tareyso Abaaraha Iyo Macluusha heysata Umadaha soomaaliyeed<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Deeqdani Lacagata ah ayaa waxay noqoneeysaa wajigii labaad oo ay ugu tala galeen Gurmadka\u00a0 Abaaraha , Halka ay deeqda\u00a0 wajigeedii koobaad ka qeybiyeen Xiro barakacayaal\u00a0 oo ku taala Degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho. Iyadoo \u00a0Masuuliyiinta loo soo wakiishay deeqda ay sheegeen in ay tahay qeybinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2983","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2990,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2983\/revisions\/2990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}