{"id":29828,"date":"2016-09-01T21:13:36","date_gmt":"2016-09-01T18:13:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29828"},"modified":"2016-09-01T21:22:38","modified_gmt":"2016-09-01T18:22:38","slug":"weerarkii-hotel-syl-ninkii-fuliyey-oo-ashabaab-baahiyeen-heybtiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/weerarkii-hotel-syl-ninkii-fuliyey-oo-ashabaab-baahiyeen-heybtiisa\/","title":{"rendered":"Weerarkii Hotel SYL ninkii fuliyey oo Ashabaab baahiyeen Heybtiisa."},"content":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta ka baahisay wareysi uu bixiyay ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee Hoteel SYL oo ku dhaw madaxtooyada lagu qaaday maalin ka hor, kaasoo sababay tiro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawacyo ah.<\/p>\n<p>Ruuxan fuyay weerarka ayaa lagu magacaabi jiray, Jaabir Cabdullaahi Diiriye, sidoo kalena waxaa loo yaqaannay Shuki, waxayna Al-shabaab sheegtay inuu u dhashay beesha Mareexaan. Iyagoo intaa ku daray in Jaabir oo kaxeynayay baabuur xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu la beegsaday Hoteelka SYL.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Al-shabaab ayaa Warbixinteeda ku xustay in Jaabir oo 44 jir ahaa uu ku dhashay deegaanka Buusaar ee Gobolka Gedo\u00a0 Sannadkii 1972-kii, isla markaana uu hawlo shaqo oo kala duwan kasoo qabtay Qaybaha kala duwan ee Al-Ssabaab ka kooban tahay, isagoo ugu dambeyn ka mid ahaa guutada is-qarxinta ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wareysiga laga qaaday Jaabir ayuu kaga hadlay Taariikhdiisa iyo sida uu doonayo inuu weerarka uu qaadayo u fuliyo, waxaana uu ka mid noqonayaa tiro ka tirsanaa Al-shabaab oo weerarro noocan oo kale ah ka fliyay Muqdisho.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab ayaa xilliyadii dambe baahinayay magacyada iyo Qabiilka ay u kasoo jeedaan dadka fuliya weerarrada is-qarxinta ah ee ay ka geysanayaan qaybo ka mid ah dalka, iyadoo arrintan ay tahay mid ku cusub Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Weerarkii ka dhacay Muqdisho maalin ka hor ayaa waxaa natooda ku waayay in ka badan 25-qof oo isugu jiray askar iyo dad shacab ah, wuxuuna ka mid ahaa qaraxan kuwii ugu cuslaa ee Muqdisho soo mara.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta ka baahisay wareysi uu bixiyay ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee Hoteel SYL oo ku dhaw madaxtooyada lagu qaaday maalin ka hor, kaasoo sababay tiro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawacyo ah. Ruuxan fuyay weerarka ayaa lagu magacaabi jiray, Jaabir Cabdullaahi Diiriye, sidoo kalena waxaa loo yaqaannay Shuki, waxayna Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29828\/revisions\/29829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}