{"id":29825,"date":"2016-09-01T20:40:23","date_gmt":"2016-09-01T17:40:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29825"},"modified":"2016-09-01T20:45:22","modified_gmt":"2016-09-01T17:45:22","slug":"bweyne-oo-tababar-uga-furmey-dhaliyaro-ka-kala-socota-degmooyinka-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/bweyne-oo-tababar-uga-furmey-dhaliyaro-ka-kala-socota-degmooyinka-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"B\/weyne oo tababar uga furmey Dhaliyaro ka kala socota degmooyinka Gobolka Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p>Tababarkaan oo qabashadiisa ay iska kaashanayaan Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan iyo urur lagu magacaabo Sufis oo fadhigiisu yahay dalka Sweden, ayaa noqonaya mid sare loogu qaadayo aqoonta dhalinyarrada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxaa ka Qeyb-qaadanaya illaa 50 Dhallinyaro ah oo laga soo xulay degmooyinka gobolka HIiraan, kuwaa oo la filayo in marka uu soo dhamaado tababarkan uga sii faa&#8217;ideeyaan wixii ay barteen bulshada inteeda\u00a0 kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed C\/llaahi Buraalle, ayaa sheegay in aqoon is-weydaarsigan ama tababarkan yahay kii ugu ballaarnaa ee waayadii ugu danbeeyay loo qabto dhalinyarrada gobolka Hiiraan isaga oo u mahad celiyay gudoomiyaha ururka Sufis Abuukar Caato oo gacan weyn ka geystay in dhalinyarradu hesho fursadan oo kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababarkaan oo qabashadiisa ay iska kaashanayaan Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan iyo urur lagu magacaabo Sufis oo fadhigiisu yahay dalka Sweden, ayaa noqonaya mid sare loogu qaadayo aqoonta dhalinyarrada gobolka Hiiraan. Waxaa ka Qeyb-qaadanaya illaa 50 Dhallinyaro ah oo laga soo xulay degmooyinka gobolka HIiraan, kuwaa oo la filayo in marka uu soo dhamaado tababarkan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29825\/revisions\/29826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}