{"id":29819,"date":"2016-09-01T20:15:10","date_gmt":"2016-09-01T17:15:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29819"},"modified":"2016-09-01T20:18:01","modified_gmt":"2016-09-01T17:18:01","slug":"dagaal-ka-dhacey-gobolka-sanaag-meel-60km-u-jirta-degaanka-ceel-afweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dagaal-ka-dhacey-gobolka-sanaag-meel-60km-u-jirta-degaanka-ceel-afweyn\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacey gobolka Sanaag meel 60km u jirta degaanka Ceel-Afweyn."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalo ayaa ka dhacay Gobolka Sanaag shalay ilaa xalay sida dad deegaan ah ay u sheegeen warbaahinta.<\/p>\n<p>Dad dagaan ah ayaa warbaahinta usheegay in dagaal u dhexeeyay labo beelood oo wada daga deegaan 60km u jira Ceel Afweyn ay ku dhinteen ilaa 3 qof. 10 qof oo kale ayaa xiisadahaa colaadeed ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Bil ka hor mar labadaa beelood ay dagaalameen sidaan oo kale waxaa la dilay 3 qof ilaa dhowr iyo toban qof oo kalena waa la dhaawacay.<\/p>\n<p>Gabbal dhacii shalay ayaa si kadis ah mar kale dagaalku u bilowday. In dhawaaleba waxaa la waday dhexdhexaadin lagu joojinaayo colaada waxaana maamulka deegaankaa ama gobolka Sanaag uu ugu baaqay labada daraf inay dagaalka joojiyaan oo nabadda qaataan.<\/p>\n<p>Ciidamada Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay ku baxeen halka dagaalku ka dhcay si ay u kala dhex galaan labada beelood ee walaalaha ah ee halkaa ku dagaalamaya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalo ayaa ka dhacay Gobolka Sanaag shalay ilaa xalay sida dad deegaan ah ay u sheegeen warbaahinta. Dad dagaan ah ayaa warbaahinta usheegay in dagaal u dhexeeyay labo beelood oo wada daga deegaan 60km u jira Ceel Afweyn ay ku dhinteen ilaa 3 qof. 10 qof oo kale ayaa xiisadahaa colaadeed ku dhaawacmay. Bil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29820,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29819\/revisions\/29820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}