{"id":29804,"date":"2016-08-31T19:42:21","date_gmt":"2016-08-31T16:42:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29804"},"modified":"2016-08-31T22:41:34","modified_gmt":"2016-08-31T19:41:34","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-la-kulmay-madaxweynaha-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/madaxweynaha-puntland-oo-la-kulmay-madaxweynaha-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-246816\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2500px) 100vw, 2500px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822.jpg 2500w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822-400x280.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822-768x538.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0822-740x519.jpg 740w\" alt=\"DSC_0822\" width=\"2500\" height=\"1752\" \/>Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0ayaa kulan gaar ah magaalada\u00a0 Jabuuti\u00a0 ee caasimadda dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Kulankaan dhexmaray labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta\u00a0 xiriirka qotada dheer ee u dheexeeya dawladda Jabuuti iyo Puntland iyo iskaashiga dhinacyada ammaanka, ganacsiga dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha iyo maal-gashiga.<\/p>\n<p><center><ins class=\"adsbygoogle post_ads\" data-ad-client=\"ca-pub-0433446202541223\" data-ad-slot=\"6741738695\" data-ad-format=\"auto\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_expand\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_anchor\"><\/ins><\/center>Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali\u00a0 ayaa ku ammaanay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle doorka ay dawladdiisu ka qaadatay tababarrada ciidamada Puntland iyo iskaashiga dhinaca Ganacsiga gaar ahaan is dhaafsiga badeecadaha iyo xoolaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlay dhiggiisa dawladda Jabuuti sidii ay maalgashi ugu samaysan lahaayeen Puntland iyo sidii ay diyaaradda\u00a0 Jabuuti Airline duullimaad uga bilaabi lahayd garoonka caalamiga ah ee Boosaaso, si loo dar-dargeliyo xiriirka dhinaca gacansiga labada dawladdood oo hadda ku kooban dhinaca badda oo keliya.<\/p>\n<p>Geesta kale Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku ammaanay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isbedellada dhinacyada horumarinta, dhismaha ciidanka iyo la dagaallanka kooxaha xagjiriinta ah ee al-shabaab ee uu ku tallaabsaday muddadii uu hayey hoggaanka Puntland.<\/p>\n<p>Ugu dambayn labada Madaxweyne waxay kawada hadleen doorashooyinka ka qabsoomi doona dalka Soomaaliya bilaha soo socda iyo suurtagal-nimada ah in doorashooyinkaasi aanay waqtigooda dib uga dhicin marka loo eego duruufaha ku xeeran.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0ayaa kulan gaar ah magaalada\u00a0 Jabuuti\u00a0 ee caasimadda dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan dhexmaray labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta\u00a0 xiriirka qotada dheer ee u dheexeeya dawladda Jabuuti iyo Puntland iyo iskaashiga dhinacyada ammaanka, ganacsiga dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha iyo maal-gashiga. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29804"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29809,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29804\/revisions\/29809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}