{"id":29800,"date":"2016-08-31T19:37:17","date_gmt":"2016-08-31T16:37:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29800"},"modified":"2016-08-31T22:44:35","modified_gmt":"2016-08-31T19:44:35","slug":"milkiilayaasha-hotelada-muqdisho-oo-lagu-amray-in-ay-amnigooda-sugtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/milkiilayaasha-hotelada-muqdisho-oo-lagu-amray-in-ay-amnigooda-sugtaan\/","title":{"rendered":"Milkiilayaasha Hotelada Muqdisho oo Lagu Amray In Ay Amnigooda Sugtaan"},"content":{"rendered":"<p>Wazaaradda amniga dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in milkiilayaasha hoteelada ay mas\u2019uuliyad isak saaraan\u00a0\u00a0sugidda amniga shacabka iyo dadka kale ee degaya hoteladooda.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamad ayaa sheegay in horay milkiilayaasha hoteelada ay u sheegeen in ay sameystaan ciidamo suga amnigooda, isla markaana gudaha hotelka ka dhex sameysta difaacyo, isagoo xusay in aan hay\u2019adaha amniga kaliya a dusha loo saari karin dhibaatada.<\/p>\n<p><center><ins class=\"adsbygoogle post_ads\" data-ad-client=\"ca-pub-0433446202541223\" data-ad-slot=\"6741738695\" data-ad-format=\"auto\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_expand\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_anchor\"><\/ins><\/center>..Wasaaradda amniga horey waxa ay soo bandhigtay siyaasad ku aadan sugidda amniga hoteelada, golaha wasiiradana way ansixiyeen, balse milkiilayaasha hoteelada ayaa ka dhega adeegay ayuu yiri Cabdirisaaq Cumar Maxamad.<\/p>\n<p>Ha\u2019adda amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa \u00a0dadaal adag ugu jirta sidii ay uga hortagi lahayd qaraxyada maleeshiyada Al-shabaab, iyadoo horay loogu dhaliilay laamaha amniga dowladda in ay wax ka qaban waayeen weerarada Al-Shabaab .<\/p>\n<p>Shalay ayey ahayd markii gaari kuwa xamuulka ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wazaaradda amniga dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in milkiilayaasha hoteelada ay mas\u2019uuliyad isak saaraan\u00a0\u00a0sugidda amniga shacabka iyo dadka kale ee degaya hoteladooda. Wasiirka amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamad ayaa sheegay in horay milkiilayaasha hoteelada ay u sheegeen in ay sameystaan ciidamo suga amnigooda, isla markaana gudaha hotelka ka dhex sameysta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29800"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29811,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29800\/revisions\/29811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}