{"id":29794,"date":"2016-08-31T19:27:11","date_gmt":"2016-08-31T16:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29794"},"modified":"2016-08-31T22:50:37","modified_gmt":"2016-08-31T19:50:37","slug":"puntland-oo-shaacisay-liiska-magacyada-shaqsiyaad-ay-ku-sheegtay-in-ay-ka-dambeeyeen-qaraxyadii-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/puntland-oo-shaacisay-liiska-magacyada-shaqsiyaad-ay-ku-sheegtay-in-ay-ka-dambeeyeen-qaraxyadii-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Puntland oo Shaacisay Liiska Magacyada Shaqsiyaad Ay Ku Sheegtay In Ay Ka Dambeeyeen Qaraxyadii Magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada ee Puntland-Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey liiska magacyada shaqsiyaad lagu sheegay in ay ka dambeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalaada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu war geliyey dhamman hay\u2019adaha amniga Puntland in ay soo qab-qabtaan shaqsiyaadkaasi, isla markaan hor keenaan sharciga iyo caddaaladda.<\/p>\n<p><center><ins class=\"adsbygoogle post_ads\" data-ad-client=\"ca-pub-0433446202541223\" data-ad-slot=\"6741738695\" data-ad-format=\"auto\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_expand\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_anchor\"><\/ins><\/center><strong>War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay\u2019adaha amniga ee Puntland in ay soo shaqsiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab ee geystey qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka, falkaas oo ay naftooda ku waayeen dad badan, isla markaana ay ku bur-burtay hanti tiro badan.<\/p>\n<p>Haddaba waxaanu halkaan idiinku soo gudbineynaa qayb ka mid ah sawirrada iyo magacyada ururka Al-shabaab ee falkaasi ka dhacay xarunta dawladda Hoose iyo suuqii ganacsiga ee Xero dayax geystey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-full wp-image-246782\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha.jpg 480w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha-400x319.jpg 400w\" alt=\"aha\" width=\"480\" height=\"383\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1.Maxamed Nuur Jaamac ama Bashiir Maxamed Nuur oo loo yaqaano \u201cBINU MAXAMED\u201d<br \/>\nDa\u2019diisa: 40-45 sano jir,ku dhashay Gaalkacyo, Beeshiisa Cumar Maxamuud\/ Reer Mahad, Shaqadiisa Madaxa Qaraxyada Al-shabaab ee Gobollada Puntland.<\/p>\n<p>2.Nuur Maxamed Cabdullaahi ama Nuur Cabdullaahi Diini oo loo yaqaano \u201cNUUR DEEQ\u201d<br \/>\nDa\u2019diisa 45 sano jir, ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo,Beeshiisa: Sacad\/ Reer Hilowle,Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada iyo dilalka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>3. Cabdulqaadi Xaaji Yuusuf oo ku dhashay Gobolka Mudug, Beeshiisa Dir\/ Qubeys.<\/p>\n<p>4.Cabdishakuur Mire oo ku dhashay Koonfurta Gaalkacyo,Beeshiisa Sacad\/ Reer Nimcaale.<\/p>\n<p>5.Muxiyadiin Dakharre oo ku dhashay Koonfurta Gaalkacyo, Beeshiisa Sacad \/ Reer Hilowle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-246783\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 469px) 100vw, 469px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha2.jpg 469w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/aha2-400x258.jpg 400w\" alt=\"aha2\" width=\"469\" height=\"302\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaanu halkaan idiinku soo gudbineynaa magaca shaqsigii iskau isku qarxiyey xarunta dawladda hoose ee Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka, kaas oo gaarigii Noohada ahaa ee qaraxa geystey isku qarxiyey.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Fanax oo da\u2019diisa: 22 Sano Jir ku dhashay Ceel-waaq Beeshiisa: Marreexaan\/ Uur midig.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada ee Puntland-Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey liiska magacyada shaqsiyaad lagu sheegay in ay ka dambeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalaada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu war geliyey dhamman hay\u2019adaha amniga Puntland in ay soo qab-qabtaan shaqsiyaadkaasi, isla markaan hor keenaan sharciga iyo caddaaladda. War-saxaafadeedka ayaa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29794"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29812,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29794\/revisions\/29812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}