{"id":29788,"date":"2016-08-31T18:57:36","date_gmt":"2016-08-31T15:57:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29788"},"modified":"2016-08-31T22:56:58","modified_gmt":"2016-08-31T19:56:58","slug":"mareykanka-oo-liiska-argagixiso-ku-daray-cqaadir-muumin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mareykanka-oo-liiska-argagixiso-ku-daray-cqaadir-muumin\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Liiska Argagixiso Ku Daray C\/qaadir Muumin"},"content":{"rendered":"<div class=\"header-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-title col-xs-12 col-md-10 pull-right\">\n<h1 class=\"\">Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo roga shaqsiyaadka iyo kooxaha la go\u2019aamiyey inay halis ku yihiin Mareykanka.<\/h1>\n<\/div>\n<div class=\"col-publishing-details col-xs-12 col-sm-12 col-md-2 pull-left\">\n<div class=\"publishing-details\">\n<div class=\"published\">\n<p>Cabdulqaadir Muumin ayaa madax ka ah koox ku xiran Daacish oo Soomaaliya ka jirta.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Muumin oo horey shaqsiyaadka argagixisada ugu qori jiray ilsmarkaana u ahaa afhayeenka Al-Shabaab ayaa isaga iyo 20 dagaalyahan oo kale waxay bishii October ee 2015 ku biireen Daacish, ayaga oo saldhig ka sameystay meelo ka mid ah Puntland.<\/p>\n<p>Wixii markaa ka dambeeyey, ayaa sida ay sheegtay waaxda arrimaha dibedda Mareykanka, Cabdulqaadir Muumin waxa uu ballaariyey unugiisa argagixiso isaga oo afduubay wiilal da\u2019yar oo 10 illaa 15 sano jiro ah, kuna qasbay inay ciidamo noqdaan.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka cusub ee Mareykanka kasoo baxay ayaa waxa uu farayaa dhammaan shaqsiyaadka iyo hay\u2019adaha Mareykanka inaysan wax xiriir ah la sameyn karin Cabdulqaadir Muumin.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka maanta kasoo baxay Mareykanka ayaa sidoo kale ogeysiinaya dadweynaha Mareykanka iyo beesha caalamka in Cabdulqaadir Muumin uu si firfircoon ugu lug lee yahay ficillo argagixiso.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"body-container\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo roga shaqsiyaadka iyo kooxaha la go\u2019aamiyey inay halis ku yihiin Mareykanka. Cabdulqaadir Muumin ayaa madax ka ah koox ku xiran Daacish oo Soomaaliya ka jirta. Cabdulqaadir Muumin oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29788"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29816,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29788\/revisions\/29816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}