{"id":29776,"date":"2016-08-30T22:34:15","date_gmt":"2016-08-30T19:34:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29776"},"modified":"2016-08-30T22:37:47","modified_gmt":"2016-08-30T19:37:47","slug":"maamulka-puntland-oo-soo-bandhigey-liiska-dad-ay-ku-sheegeen-in-ay-ka-danbeeyeen-qaraxyadii-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/maamulka-puntland-oo-soo-bandhigey-liiska-dad-ay-ku-sheegeen-in-ay-ka-danbeeyeen-qaraxyadii-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo soo bandhigey liiska dad ay ku sheegeen in ay ka danbeeyeen qaraxyadii Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Puntland, ayaa maanta soo Bandhigtay magacyada iyo Beelaha Kooxihii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana lagu wargelinayaa dhammaan hay\u2019adaha Ammaanka Puntland in inay soo qab-qabtaan dhagar-qabayaasha ka tirsan Al-shabaab ee geystay falkii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Falkaas oo ay naftooda ku waayeen dad badan, isla markaana ay hanti tiro badan ku burburtay, ayaa waxaa mas\u2019uuliyaddooda sheegatay Al-shabaab, iyadoo dadka geystay lasoo bandhigay magacyadooda.<\/p>\n<p>Haddaba dadka lasoo bandhgay magacyadooda waxay kala yihiin:<\/p>\n<ol>\n<li>Maxamed Nuur Jaamac ama Bashiir Maxamed Nuur oo loo yaqaano \u201cBINU MAXAMED\u201d Da\u2019diisa: 40-45 sanno jir. ,Ku dhashay Gaalkacyo.una dhashay Beeshiisa: Cumar Maxamuud\/ Reer Mahad. Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada Al-shabaab ee Gobollada Puntland.<\/li>\n<li>Nuur Maxamed Cabdullaahi ama Nuur Cabdullaahi Diini oo loo yaqaano \u201cNUUR DEEQ\u201d Da\u2019diisa: 45 sanno jir. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: Sacad\/ Reer Hilowle. Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada iyo Dilalka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.<\/li>\n<li>Cabdulqaadi Xaaji Yuusuf, Ku dhashay: Gobolka Mudug. Beeshiisa: Dir\/ Qubeys.<\/li>\n<li>Cabdishakuur Mire. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: Sacad\/ Reer Nimcaale.<\/li>\n<li>Muxiyadiin Dakharre. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: Sacad \/ Reer Hilowle.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Sidoo kale, Waxaanu warbixinta lagu soo gudbiyay a magaca dhagar-qabihii isku qarxiyey xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo 21-kii Agoosto, 2016-ka, kaasoo gaarigii Noohada ahaa ee qaraxa geystey isku qarxiyey, kaasoo lagu sheegay inuu ahaa; C\/llaahi Fanax, Da\u2019diisa: 22 Sanno jir. Ku dhashay Ceel-waaq , Beeshiisa: Marreexaan\/ Uur-midig.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland, ayaa maanta soo Bandhigtay magacyada iyo Beelaha Kooxihii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana lagu wargelinayaa dhammaan hay\u2019adaha Ammaanka Puntland in inay soo qab-qabtaan dhagar-qabayaasha ka tirsan Al-shabaab ee geystay falkii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Falkaas oo ay naftooda ku waayeen dad badan, isla markaana ay hanti tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29778,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29776\/revisions\/29778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}