{"id":29773,"date":"2016-08-30T22:09:53","date_gmt":"2016-08-30T19:09:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29773"},"modified":"2016-08-30T22:12:48","modified_gmt":"2016-08-30T19:12:48","slug":"qarax-maanta-ka-dhacey-agagaarka-madaxtooyada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/qarax-maanta-ka-dhacey-agagaarka-madaxtooyada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qarax maanta ka dhacey agagaarka madaxtooyada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaw ka dhacay Afaafka hore ee xarunta Madatooyada Somalia ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo kuwa Ciidamada oo wada dhaawacyo kala duwan ayaa lagu arkayaa waddada muhiimka ah ee Maka Al-mukarama, waxayna gaadiidka ciidamada ee dhaawacyada wada ay furayaan mararka qaarkood rasaas culus.<\/p>\n<p>Illaa hadda lama oga khassaaraha rasmiga ah ee qaraxan ka dhashay, mana jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda Qaraxa, waxaase wararka qaarkood ay sheegayaan in lala beegsaday xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Ammaanka Dowladda Somalia ayaan dhankooda weli ka hadlin Qaraxa iyo khasaaraha uu geystay, waxaase qarxyada noocan oo kale ah intooda badan sheegata Al-shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Somalia iyo ciidanka AMISOM.<\/p>\n<p>Wixii kasoo kordha Weerarkan qaraxa ah, waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyooday, 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaw ka dhacay Afaafka hore ee xarunta Madatooyada Somalia ee Muqdisho. Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo kuwa Ciidamada oo wada dhaawacyo kala duwan ayaa lagu arkayaa waddada muhiimka ah ee Maka Al-mukarama, waxayna gaadiidka ciidamada ee dhaawacyada wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29774,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29773\/revisions\/29774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}