{"id":29770,"date":"2016-08-30T21:57:22","date_gmt":"2016-08-30T18:57:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29770"},"modified":"2016-08-30T21:59:28","modified_gmt":"2016-08-30T18:59:28","slug":"tahriibayaal-gaaraya-6-500-oo-meelo-ka-baxsan-badda-liibiya-laga-soo-badbaadiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/tahriibayaal-gaaraya-6-500-oo-meelo-ka-baxsan-badda-liibiya-laga-soo-badbaadiyey\/","title":{"rendered":"Tahriibayaal gaaraya( 6.500) oo meelo ka baxsan badda Liibiya laga soo badbaadiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ku dhawaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay badda meelo ka baxsan xeebaha Liibiya shalay Isniintii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaa waxaa laga soo xigtay oo wakaaladaha wararku ka soo xigteen ciidamada ilaalada ee Talyaaniga. Waxay ciidamadaasi sheegeen shalay inay u ahayd mid ka mid maalmaha ay ugu mashquulka badnaayeen taariikhda gaar ahaan intii ay ku guda jireen hawlaha samatabixinta weliba sanadihii dhowrka ahaa ee ugu dambeeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sawiro laga naxo oo laga soo qaaday dadkaa ayaa muujiyay ilaa 700 dad gaaraya oo saaran ama ku dhooban hal doon oo yar oo nooca kalluumeysiga ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaar ayaa ka booday doonta kuwaasoo xirnaa jaakadaha badbaadada ama loo yaqaano afka qalaad <em>life jackets<\/em> ayagoo usoo dabbaalanaayay dhanka ay ka jireen badbaadiyeyaasha.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Cunug shan bilood oo qura jira ayaa ka mid ahaa carruur kale oo lasoo badbaadshay\u00a0 waxaana diyaarad loo saaray isbital kuyaala Talyaaniga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaa waxaa laga soo xigtay sidoo kale MSF oo ayana hawsha samatabixinta ah ka qeyb qaadatay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxaa samatabixinta ka qeybqaatay maraakiib laga leeyahay Talyaaniga iyo hayada xaduudaha ee Midowga Yurub ee Frontex anagoo badbaadinay 6,500 oo qof&#8221;. Sidaa ayay barta Twitter-ka ku sheegeen ciidamada ilaalada xeebta ee Talyaaniga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadkaan inta muhaajiriin soo galay Talyaaniga waxay tiradoodu gaareysaa 112,500 oo qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa badankoodu ka kala yimid Galbeedka Afrika iyo gobolka Geeska Afrika.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhawaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay badda meelo ka baxsan xeebaha Liibiya shalay Isniintii. Sidaa waxaa laga soo xigtay oo wakaaladaha wararku ka soo xigteen ciidamada ilaalada ee Talyaaniga. Waxay ciidamadaasi sheegeen shalay inay u ahayd mid ka mid maalmaha ay ugu mashquulka badnaayeen taariikhda gaar ahaan intii ay ku guda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29771,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29770\/revisions\/29771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}