{"id":29764,"date":"2016-08-30T21:27:04","date_gmt":"2016-08-30T18:27:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29764"},"modified":"2016-08-30T21:28:31","modified_gmt":"2016-08-30T18:28:31","slug":"biyo-laaan-baahsan-oo-soo-wajahdey-magaalada-berbera-ee-slnd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/biyo-laaan-baahsan-oo-soo-wajahdey-magaalada-berbera-ee-slnd\/","title":{"rendered":"Biyo la&#8217;aan baahsan oo soo wajahdey magaalada Berbera ee SLND."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la&#8217;aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar.<\/p>\n<p>Xaafada Finland ayaa aad looga cabanayaa biyo la&#8217;aanta ayadoo ay ka mid tahay xaafadaasi qeybaha ay biyo la&#8217;aantu sida aadka ah u saamaysay.<\/p>\n<p>Xaafadaa yaa qasabado ama tuubiyoon leh balse wax biyo ah malahan oo waa ay qalalan yihiin muddo bilooyin ah. Dadka ayaa haatan biyo kaiibsada booyado biyaha kasoo dhaamiya meelo fogfog.<\/p>\n<p>Muddo dheer ayaa ay taagneyd xaalada biyo la&#8217;aanta ama biyo yarida ah ee magaaladaa gaar ahaan xaafadaha kala ah Burco, Sheikh, Finland, Shacabka iyo Wadajir.<\/p>\n<p>WARSOM2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la&#8217;aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar. Xaafada Finland ayaa aad looga cabanayaa biyo la&#8217;aanta ayadoo ay ka mid tahay xaafadaasi qeybaha ay biyo la&#8217;aantu sida aadka ah u saamaysay. Xaafadaa yaa qasabado ama tuubiyoon leh balse wax biyo ah malahan oo waa ay qalalan yihiin muddo bilooyin ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29764\/revisions\/29765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}