{"id":29761,"date":"2016-08-30T20:57:25","date_gmt":"2016-08-30T17:57:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29761"},"modified":"2016-08-30T20:58:38","modified_gmt":"2016-08-30T17:58:38","slug":"who-oo-soo-bandhigtey-daraasad-muujiey-in-kaneecadu-u-gudbi-karto-dulinka-zika-ugxanteeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/who-oo-soo-bandhigtey-daraasad-muujiey-in-kaneecadu-u-gudbi-karto-dulinka-zika-ugxanteeda\/","title":{"rendered":"WHO oo soo bandhigtey daraasad muujiey in kaneecadu u gudbi karto dulinka Zika Ugxanteeda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Kaneecada dheddigga ah ayaa dullin sidaha cudurka Zika u gudbin kareysa ugxaanteeda iyo dhallaankeeda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kaasi maahan warkeena balse waa daraasad ay samaysay Jaamacada Texas. Daraasada ayaa intaa raacisay in dilitaanka kaneecada waaweyn aysan wax weyn soo kordhinayn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Cilmibaareyaal ayaa \u00a0arinkaa wax ka yiri\u00a0 shalayto Isniintii. Jaamacadaa cilmibaareyaal ka tirsan ayaa markaa damacsanaa inay arkaan bal in kaneecada dheddigga ah ay sida cudurka dengue ama qandhada jaalaha ah (<i>yellow fever<\/i>) feyraska ugu gudbin karto ukumaheeda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Marka waxay ku mudeen dullinka Zika kaneeco. Asbuuc kadib ugxaan ayay dhaleen waxaana dullinkii laga helay hal 290kiiba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Buufintu waxay dhimeysaa gudbinta laakiin meesha dullinka kama saareyso.&#8221; Sidaa ayay dheheen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in Zika uu yahay xaalad dagdag ah oo caafimaad maadaama uu saamayn karo carruurta uurka kujira maskaxdooda iyo lafahooda madaxa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Zika waxaa gudbisa kaneecada galmadana waa lagu kala qaadaa. Haweenka uurka leh iyo raggooda ayaa waxaa laga codsanayaa inaysan u safrin tobanaan dal oo badankoodu ku yaala Caribbean-ka iyo Latin America ama Koofur Ameerika halkaa oo uu haatan dullinka Zika ku badan yahay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Kaneecada dheddigga ah ayaa dullin sidaha cudurka Zika u gudbin kareysa ugxaanteeda iyo dhallaankeeda. Kaasi maahan warkeena balse waa daraasad ay samaysay Jaamacada Texas. Daraasada ayaa intaa raacisay in dilitaanka kaneecada waaweyn aysan wax weyn soo kordhinayn. Cilmibaareyaal ayaa \u00a0arinkaa wax ka yiri\u00a0 shalayto Isniintii. Jaamacadaa cilmibaareyaal ka tirsan ayaa markaa damacsanaa inay arkaan bal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29761","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29762,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29761\/revisions\/29762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}