{"id":29748,"date":"2016-08-29T23:07:04","date_gmt":"2016-08-29T20:07:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29748"},"modified":"2016-08-29T23:08:19","modified_gmt":"2016-08-29T20:08:19","slug":"odayasha-dhaqanka-soo-xulaya-xubnaha-barlamaanka-cusub-oo-lagu-soo-kordhiyey-xubin-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/odayasha-dhaqanka-soo-xulaya-xubnaha-barlamaanka-cusub-oo-lagu-soo-kordhiyey-xubin-cusub\/","title":{"rendered":"Odayasha dhaqanka soo xulaya xubnaha barlamaanka cusub oo lagu soo kordhiyey xubin cusub."},"content":{"rendered":"<p>Ayada\u00a0shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee bishii June 23keedii lagu go&#8217;aansaday in 135 oday ay soo xulaan Baarlamaanka\u00a0 cusub ee Soomaaliya \u00a0ayaa waxaa soo shaac baxday in xubin cusub lagu soo daray.<\/p>\n<p>Warqad\u00a0uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari kuna socota Guddoomiyaha Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka Dadban ee Qaranka\u00a0 ayaa lagu soo magacaabay <strong>Nabadoon Maxamed Axmed Xuseen (Shukri) <\/strong>in uu guddoomiye u noqdo guddiga dhaqanka ee beesha Reer-Aw-Xasan ee gobolada Hiiraan iyo Sh. Dhexe.<\/p>\n<p>Nabadoon Maxamed Axmed Xuseen (Shukri) ayaa sida ku xusan warqadda wuxuu madax ka noqondoona howlaha la xiriira soo xuladda kursiga beesha Reer Aw-Xasan ee gobolada Hiiraan iyo Sh. Dhexe.<\/p>\n<p>Tirada odayaasha dhaqanka ee soo xulidoona Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markaa noqonaya 136.<\/p>\n<p><strong>Suldaan Maxamed Cabdi Cumar<\/strong> ayaa horay ugu magacownaa beesha Reer Aw-Xasan xulitaanka Beesha, laakin waxaa soo\u00a0if-baxay in uu jiro\u00a0cabasho la xiriirta beesha dhexdeeda, taas oo dhalisay in xubin cusub lagu daro odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Ma cadda waxay guddiga doorashada Heer Federaalka ka yeelidoonaan arrintaan oo furi karta in xubno cusub oo kale lagu soo daro guddiga odayaasha dhaqanka ee loo xil saaray soo xulidda baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Aug\/2016829636080327630436506Ku_Guddoomiyaha_guddiga_Doorashada.jpg\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/becco-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29742\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/salaam-bank-15\/\" rel=\"attachment wp-att-29743\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29743\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/midawga-yurub-oo-jarmalku-ku-eedeeyey-in-ay-dhaqmayaan-si-qaldan-xaga-arrimaha-qaxootiga\/tabaarak-7\/\" rel=\"attachment wp-att-29744\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayada\u00a0shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee bishii June 23keedii lagu go&#8217;aansaday in 135 oday ay soo xulaan Baarlamaanka\u00a0 cusub ee Soomaaliya \u00a0ayaa waxaa soo shaac baxday in xubin cusub lagu soo daray. Warqad\u00a0uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari kuna socota Guddoomiyaha Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka Dadban ee Qaranka\u00a0 ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29749,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29748\/revisions\/29749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}