{"id":29729,"date":"2016-08-28T21:13:24","date_gmt":"2016-08-28T18:13:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29729"},"modified":"2016-08-28T21:15:53","modified_gmt":"2016-08-28T18:15:53","slug":"magaalada-baraawe-oo-uu-maanta-gaarey-mweynaha-kgalbeed-shariif-xasan-sh-aadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/magaalada-baraawe-oo-uu-maanta-gaarey-mweynaha-kgalbeed-shariif-xasan-sh-aadan\/","title":{"rendered":"Magaalada Baraawe oo uu maanta gaarey M\/weynaha K\/galbeed SHariif Xasan SH Aadan."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul-goboleedka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ah xarunta maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya oo hadda ku shaqeeya Baydhabo.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaray xarunta madaxtooyada Koonfur-galbeed oo dhawaan laga dhisay degmada Baraawe. Iyadoo amaanka si aad ah loo adkeeyay, waxaana wafdiga ay kulammo la qaadanayaan bulshada degmadaas ku nool.<\/p>\n<p>Dhanka kale, maamulka Koonfur-galbeed ayaa lagu wadaa inuu degmada Baraawe u soo guuro, si uu ugu shaqeeyo, maadaama la dhameysitray dhismaha xaruntiisa madaxtooyada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Degmada Baraawe ayaa sannadkii 2014-kii laga saaray Al-shabaab oo muddo sannado ah ka talinaysay, waana magaalo xeebeed aysan si aad ah uga fogeyn Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul-goboleedka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ah xarunta maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya oo hadda ku shaqeeya Baydhabo. Shariif Xasan ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaray xarunta madaxtooyada Koonfur-galbeed oo dhawaan laga dhisay degmada Baraawe. Iyadoo amaanka si aad ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29730,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29729\/revisions\/29730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}