{"id":29723,"date":"2016-08-28T19:30:02","date_gmt":"2016-08-28T16:30:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29723"},"modified":"2016-08-28T19:30:02","modified_gmt":"2016-08-28T16:30:02","slug":"boqolaal-kun-qaxooti-ah-oo-la-filayo-in-ay-dhawaan-gaaraan-dalka-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/boqolaal-kun-qaxooti-ah-oo-la-filayo-in-ay-dhawaan-gaaraan-dalka-jarmalka\/","title":{"rendered":"Boqolaal kun Qaxooti ah oo la filayo in ay dhawaan gaaraan dalka Jarmalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Jermalka ayaa fileysa in ilaa 300,000 oo kale oo <\/span><span style=\"font-size: large;\">qaxooti ah ay soo gaaraan Jermalka inta ka dhimman sanadka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaa waxaa warbaahinta caalamiga ah ay kasoo xigatay Xafiiska Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalkaa. Xafiiskaa ayaa sikastaba ha ahaatee wuxuu u caal waayay qaxootigii hore ee galay dalkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">In badan oo qaxootigaa ah ayaa durba codsaday magangalyo. Sanadkii lasoo dhaafay oo qura waxaa Jermalka galay ilaa 1 malyan oo qaxooti ah oo ka kala yimid Afghanistan, dalalka bariga dhexe iyo qaarada Afrika.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haweeneyda madaxa u ah dawlada dalkaa Angela Merkel ayaa u roon qaxootiga balse waxaa muuqata in badi shacabka dalkaa ay siyaasadeeda ku aaddan qaxootiga u arkaan in ay tahay mid xun.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tirada kooxaha kasoo horjeeda muhaajiriinta iyo taageerada loo hayo ayaa batay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Jermalka ayaa fileysa in ilaa 300,000 oo kale oo qaxooti ah ay soo gaaraan Jermalka inta ka dhimman sanadka. Sidaa waxaa warbaahinta caalamiga ah ay kasoo xigatay Xafiiska Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalkaa. Xafiiskaa ayaa sikastaba ha ahaatee wuxuu u caal waayay qaxootigii hore ee galay dalkaa. In badan oo qaxootigaa ah ayaa durba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-29723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29725,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29723\/revisions\/29725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}