{"id":29704,"date":"2016-08-26T23:52:47","date_gmt":"2016-08-26T20:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29704"},"modified":"2016-08-26T23:53:43","modified_gmt":"2016-08-26T20:53:43","slug":"gudiga-doorashada-qaloocan-oo-ka-warbixiyey-halka-ay-wax-u-marayaan-iyo-wixii-u-qabsoomey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gudiga-doorashada-qaloocan-oo-ka-warbixiyey-halka-ay-wax-u-marayaan-iyo-wixii-u-qabsoomey\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashada Qaloocan oo ka warbixiyey halka ay wax u marayaan iyo wixii u qabsoomey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa shir jaraa\u2019id shalay Muqdisho ku qabtay guddiga Federaalka ah ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan 2016-ka (GFHDD), kaasoo ay ug hadleen qorshaha doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo bilaha nagu soo wajahan.<\/p>\n<p>Guddomiyaha GFHDD, Avv. Cumar Maxamed C\/lle [Dhageey], ayaa sheegay inay shirka jaraa\u2019id ay u qabteen sidii bulshada Soomaaliyeed ay ula socod siin laahayeen halka uu marayo qorshe-howleedka doorashada 2016-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiye Dhagey ayaa sheegay inay Guddiga u suuro-gashay inay u qabsooman hawlo badan tan iyo markii ay si rasmi ah u gud-agaleen hawshii loo ig-maday, qorshahooduna uu ku socdo sidii loogu talo-galay.<\/p>\n<p>Guddomiyaha ayaa intaas ku daray in bishan lagu jiro ee Ogoosto 15-keeda illaa 17-keeda, ay Muqdisho kusoo gaba-gabeyeen kulan Xog-wadaag ah oo socday muddo saddex casho ah, kaasoo u dhexeeyay GFHDD iyo Guddiga maamul-gobaleedyada doorashada dadban (GDGDD), kuwaasoo ka kala socday Somaliland, Puntland, Jubbaland, Koofur-galbeed, Galmudug iyo Hiraan\/Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Cumar Dhagey ayaa sheegay in Guddigu billaabay in madax-dhaqameedyada uu u qabto wacyi-gelin ku saabsan habka lagu soo xulayo xildhibaannada. Wuxuuna xusay in ergada soo xulayaan madaxda dhaqanka iyagoo kala tashanaayo odayada jufooyinka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shir jaraa\u2019id shalay Muqdisho ku qabtay guddiga Federaalka ah ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan 2016-ka (GFHDD), kaasoo ay ug hadleen qorshaha doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo bilaha nagu soo wajahan. Guddomiyaha GFHDD, Avv. Cumar Maxamed C\/lle [Dhageey], ayaa sheegay inay shirka jaraa\u2019id ay u qabteen sidii bulshada Soomaaliyeed ay ula socod [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29705,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29704\/revisions\/29705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}