{"id":29689,"date":"2016-08-26T22:37:33","date_gmt":"2016-08-26T19:37:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29689"},"modified":"2016-08-26T22:40:53","modified_gmt":"2016-08-26T19:40:53","slug":"gabdho-walaalo-ah-kuna-biirey-daacish-oo-wiil-ay-ilma-adeer-ahaayeen-isagana-la-heysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gabdho-walaalo-ah-kuna-biirey-daacish-oo-wiil-ay-ilma-adeer-ahaayeen-isagana-la-heysto\/","title":{"rendered":"Gabdho walaalo ah kuna biirey Daacish oo Wiil ay ilma adeer ahaayeen isagana la heysto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wiil ay ilmo adeer yihiin gabdho Daacish horay ugu biiray ayaa asna loo heystaa iminka eed la xiriidha inuu saaxiibkii ku caawiyay inuu aado Suuriya.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Cabdullaahi Jaamac Faarax oo 20 sano jir ah waxaa reerkoodu daggan yahay uuna kunool yahay Mancherster carriga Ingiriiska. Waxaa wararku sheegayaan inuu abuuray bar ay kuwada xiriiraan dhallinyaro xag jir ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gabdhaha horay ugu biiray Daacish ee ay ilmo adeerka yihiin ninkaa ayaa la kala yiraahdaa Zahra iyo Salma Xalane ayagoo loogu magac darao &#8216;mataanaha argagaxisada&#8217;.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bishii 6aad ee sanadkii 2014 ayaa ay ka tageen gurigooda oo kuyaala Manchester waxaana la sheegay inay inta tageen Suuriya ay guursadeen rag Daacish ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dacwadooge Gareth Patterson ayaa sheegay in Jaamac Faarax uu taageeray Daacish sida laga helay kombuyuutaradiisa iyo Whatsapp iyo baraha kale ee bulshada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Jaamac Faarax oo ah Danish balse asalkiisu Soomaali yahay ayaa afar kale oo saaxiibadii ah oo dibada joogay la xiriiray. Labadood waa la dilay midna waa dhaawac. \u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ayagoo Suuriya ka dagaalamaya ayaa la dilay labada kan kalena la dhaawacay. Sitembar 2013 ayaa wiil kale oo ay asaga ilmo adeer yihiin oo la dhaho Axmed Ibraahim Xalane uu ka tagay Manchester kuna biiray Alshabaab kadib markii uu Soomaaliya tagay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labada gabdhood walaalkood ayaa isna jooga Copenhagen, Denmark Ingiriiska inuu soo galana waa loo diiday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib markii C\/Laahi Jaamac Faarax la xiray 11kii Maarso 2014 wuxuu booliska u sheegay inuu yaqaano kulligood gaar ahaan Xalane oo amiirka kooxda ahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inkastoo laga yaabo in xabsi lagu xukumo wiilkaa hadana asagu waa uu diiday inuu qiro inuu wax dambi ah galay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil ay ilmo adeer yihiin gabdho Daacish horay ugu biiray ayaa asna loo heystaa iminka eed la xiriidha inuu saaxiibkii ku caawiyay inuu aado Suuriya. Cabdullaahi Jaamac Faarax oo 20 sano jir ah waxaa reerkoodu daggan yahay uuna kunool yahay Mancherster carriga Ingiriiska. Waxaa wararku sheegayaan inuu abuuray bar ay kuwada xiriiraan dhallinyaro xag jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29690,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29689\/revisions\/29690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}