{"id":29686,"date":"2016-08-26T22:28:02","date_gmt":"2016-08-26T19:28:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29686"},"modified":"2016-08-26T22:29:18","modified_gmt":"2016-08-26T19:29:18","slug":"khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-weerarkii-xaley-ee-bbeach-oo-isa-soo-taraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-weerarkii-xaley-ee-bbeach-oo-isa-soo-taraya\/","title":{"rendered":"KHasaaraha dhimasho iyo dhaawac weerarkii xaley ee B\/beach oo isa soo taraya."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarkii xalay kooxo ka tirsan Al-shbaab ay ku qaadeen Banadir Beach oo ka mid ah baararka Xeebta Liido ku yaalla.<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa soo Gaba-gabeeyay Hawlgalka, iyagoo xusay in la dilay kooxihii weerarka soo qaaday, marka laga reebo mid ka mid ah kooxahan oo gacanta lagu dhigay mid ka mid ah kooxahaas.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska gobolka Banaadir, Col. Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada gaarka ah ee dowladda ay gudaha u galeen maqaayada, isla markaana ammaanka ay xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka DF Soomaaliya ayaa hadda ku sugan gudaha baarka, kooxihii soo qaaday weerarkana waa la laayay, xaalada amanka way wanaagsan tahay,\u201d ayuu taliyuhu u sheegay Warbaahinta.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Taliyaha ayaa xusay in dadka djhintay ay ku jiraan laba askari iyo shan qof oo shacab ah. Wuxuuna xusay in mid ka mid ah dableydii soo qaaday Weerarka la hayo isagoo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Weerarkan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu khasaaraha yaraa dhawr weerar oo horay uga dhacay Xeebta Liido ee Muqdisho, iyadoo xalay sheegatay mas\u2019uuliyadda Weerarka Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarkii xalay kooxo ka tirsan Al-shbaab ay ku qaadeen Banadir Beach oo ka mid ah baararka Xeebta Liido ku yaalla. Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa soo Gaba-gabeeyay Hawlgalka, iyagoo xusay in la dilay kooxihii weerarka soo qaaday, marka laga reebo mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29687,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29686\/revisions\/29687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}